Duqii hore ee magalada Muqdisho oo maanta Dalka ka Dhoofay

Gudoomiyihii hore Gobalka banaadir ahna duqii hore casimada somaliya ee muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxamed ayaa dalka ka dhoofay ka dib markii uu xilka ka qaaday madaxweyaha somaliya mudane maxamed Farmaajo.

Gudomiyihii hore gobalka banaadir waxa Garoonka diyaaradaha ee magalad muqdisho ku sii sabootiyey masuuliyiin ka tirsan xukumada fedralka aha iyo qaar kamida bulshada rayidk ah.

Gudomiyihii hore ee gobalka banaadir Taabit ayaa xilka laga qaaday bishii hore ka dib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay  Raysal waraha somaliya Xasan Cali Khayre ,khilaafka ayaa lagu shegay inuu ka yimi is faham wa ka dhashay meeqaamka muqdisho.

www.somaliswiss.com

Ali suleiman

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *