Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay 1.5 Million oo Dollar

Safaaradda Shiinahu ku leyahay  magalada  Muqdisho  ayaa manta si rasmi ah Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ugu warejisay lacag gaadhaysa  1.5 Million oo Dollar oo ay hore ugu deeqday dowlada shiinuhu oo loogu tala galay in wax lagag qabto fatahada uu geystay webiga shabeele.

Mudane Axmed Ciise Cawad  wasiirka arimaha dibad ee dowlada fedralka ah ee somaliya oo lacagta ka la wareegay safiirka shiinaha u fadhiya somaliya ayaa uga mahad celiyey  Dowlada shinaha deeqda ay soo gaadhsiiyeen shacabka somaliyeed.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *