Dowlada Marocco oo xirtay nin u dhashay Switzerland.

Booliks dalka Marocco ayaa Magaalada Marrakesh ku xiray Nin u dhashay Switzerland kaas oo lala xiriirinayo dilka Laba Naag oo Scandavian ah sida ay sheegeen Booliska Marroco.

Labada Haween ee la dilay ayaa kala aahaa Louisa Vesterager Jespersen, 24 jir u dhalatay dalka Denmar iyo Maren Ueland 28 jir u dhalatay dalka Norwey kuwaas oo Meeydkooda laga helay Buur qiyaastii 10 km u jirta tuulada Imlil ee dalka Marocco.

Dalka Marocco oo dhaqaale badan ka hala dalxiisayaasha u tamashala taga waxa uu wajahayaa weeraro Argagixiso. Iyadoo 2011 Weerar Bombaano Argagixiso laagu qaaday Maqaayad Caffe oo ku taalo Magaaladsa Marrakesh.

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *