Doorashada kursi ka banaan Golaha shacabka oo lagu qabanayo magalada Dhuusamareeb.

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul Galmudug  waxa manta si rasmi ah uga bilaabaysa Doorashada kursigii ugu danbeyey ee ka Banaan golaha shacabka somaliya.

kurigasan doorashadiisu manta dhacayso waxa gareiyooday Allaha u naxaristee xildhibaan Boootaan Ciise Caalin ,waxana maanta ku tartamaya laba murashax oo shalay lagu soo dhaweyey magaada Dhusamareeb.

Labada murashax ee mant doorashada ku tartamaya ayaa kala ah Cabdulaahi Faarax Wehliye iyo Maxamed cilmi Afrax(Mideeye).

Kursigan ayaa noqonaya kii ugu danbeyey ee doorashadiisa laqabto iyadoo hore loo soo buxiyey  3 kursi oo horeblaguna soo qabtay magaalooyinka Muqdisho,Jowhar iyo kismaayo,kurigan ayaa noqonaya kii 4 aad ee ka maqanaa golaha shacabka waxana maanta laga buuxinayaa magalada Dhuusamareb.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *