Dhaqashada Bisada oo korortay dalkaan Switzerland

Seddex Qoys oo Swiss mid ka mid ah baa leh Bisad ( Mukulaal ).

1.6 Bisado ayaa ku nool dalkaan Switzerland kuwaas oo hela xanaano iyo kaalmo dhamaystiran.

balse dhibaato waxa ay ka taagantahay dadka dagan guryaha kiradaha ee dabaqa dheer kuwaas oo u baahan ogolaansho marka ay jaran jaro u saarayaan dabaqa sare si bisadu u hesho xoriyad dhaq dhaqaaq.

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *