Dhagayso: Waraysiga Sheekh C/raxmaan Saleebaan Bashiir

Sheekh Caanka Ah ee reer Jabuuti Sheekh C/raxmaan Saleemaan ( Sheekh Bashiir )  ayaan ka waraysanay Siyaasada iyo Mowqifka Culimada reer Jabuuti isaga oo ku sugan dalka Canada.

Sheekh Bashiir waxa uu sidoo kale ka hadlay Safaarada Jabuuti oo u diiday Passporkiisa oo uu doonayay in loo cusboonaysiiyo isagoo dhanka kale beeniyay war ka soo baxay dowlada Jabuuti oo sheegay in Sheekhu dalka ka baxsaday.

Somaliswiss.com

Somali Media in Switzerland

Comments

comments

2 thoughts on “Dhagayso: Waraysiga Sheekh C/raxmaan Saleebaan Bashiir

  1. omar khoury

    passpork logodidkaro waxad tahay moowadi xorah sheekh bashir laakin hadalkag ninka dil haqisana siih
    ina cumar g waxna waa qabtay waxana oo katagay fiqor oo jira dhalaka lakin wa nabad قولت شيا وغبت عنك أشيؤا

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top