Dhagayso: Taariikhda Dr. Xuseen Kadare iyo Tacsida Soomaalida Switzerland

Jaaliyada Soomaalida Switzerland iyo Bahda Somaliswiss.com waxa ay si wada jir ah tacsi Tiiraanyo leh ugu dirayaan Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaa Ehelada iyo Qoyska Abwaan Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare.

Dr. Xuseen Kadare waxa uu ka mid ahaa Qorayaashii Afka Soomaaliga ee maanta sida weyn bulshada soomaaliyeed ugu liibaaneen, Dr, Kadare waxa uu ahaa abwaan sameeyay Gabaya, Shiribka iyo Suugaanta soomaalida oo dhan.

Gudoomiyaha SomaliSwiss Diaspora Mustaf Bashiir Goobdoon iyo qaar ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Abwaan Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle  Kadare oo lagu xasuusan doono kaalintiisii Qorista Afka Soomaaliga iyo Qeybtiisii Fanka Soomaaliyeed.

Somaliswiss.com

Somali Media in Switzerland

Comments

comments

4 thoughts on “Dhagayso: Taariikhda Dr. Xuseen Kadare iyo Tacsida Soomaalida Switzerland

  1. J Seefcadde

    Marke hore ninkan Allah U NAXARIISTO. Marka xiga waxaan dadka Somaliyeed meel ay joogaanba u sheegayaa in ninkan la yiraah KADARE uusan marna ka mid noqon dadkii Afka Somaliga qoray. Taariikhda BEENTA ah ee dadka Xamar manta fadhiya ay u buurayaan ha joojiyaan. Ninkii Afka Somaliga qoray iyo dadkii gacanta ku siiyay waa la yaqaanaa. Stop the creation of false history, we know who wrote the Somali language and those who give the support to that man who wrote the Somali language. This man KADARE never been near the man who wrote the Somali and those who support him…. YOU PEOPLE FROM MOGADISHO STOP THE FALSE HISTORY YOU ARE CREATING.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top