Dhagayso: Switzerland oo Lix bilood oo kale sii haynaysa Ousman Sonko

Maxkamada  sare ee daalkan Switzerland ayaa sheegay in la sii hayn doono muda 6 bilood ah Ousman Sonko Wasiirkii Hore ee Arimaha gudaha dalka Gabmbia.

Maxakmada aya sheegay in ay jiraan dacwooyin la xiriira faylkiisa oo wali socda  oo la sheegay in uu dalkiisa ka galay xadgudubyo bini`aadamnimo, tas ay sii dheeraysay mudaii sanadka ahayd ee uu ku sugaan dalkaan Switzerland.

Sonko oo iska dhiibay sanadkii hore dalkaan Switzerland gaar ahaan xira qaxoti oo ku taala magaalada Berna ee caasimada Switzerland, ayaa inta aaan la qaban waxa uu dalka jooga laba bilood.

Wasiirkii hore Arimaha gudaha ee dalka Gambia  Ousman Sonko ee xiligii Madaxweynihi hore dalkaas Yaxye Jama ayaa magangalyo siyaasadeed hore u weydiistay dalka Swedn halkaaas oo markii dambe uga soo gubday dalkaaan Switzerland oo hada maxkamadi uga furantahay.

SomaliSwiss.com

SomaliSwiss Media in Switzerland

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *