Dhagayso: Qatro Shire oo ka waraysanay Soomaalida Liechtenstein

Marwo Qatro Shire Maxamed oo ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Vaduz ee dalka Liechtenstein ayaan ka waraysanay Nolosha Soomaalida ku dhaaqaan dalkaa.

Qatro Shire waxa sidoo kale ka hadashay dalka Boqortooyada Liechtenstein oo ka mid ah dalalka ugu yar dunida kaas dalkaan Switzerland la wadaago lacagta Swiss CHF.

Marwo Qatro ugu dambeeyn waxa ay ka hadashay Wiil Soomaali oo ku xanuunsanaya dalka Liechtenstein kaas oo ay sheegtay in uu baadi goobayo eheladiisa,

SomaliSwiss.com

SomaliSwiss Media In Switzerland

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *