Dhagayso: Mohamed Daahir Rooble oo ka tirsan Midowga USN

Aqoonyahanka reer Jabuuti Maxamed Daahir Rooble ayaa ka waraysanay warar sheegaya in laga laabtay Waraaqihii Dhalashada muwaadinimada Jabuuti ka dib wareegto uu soo saaray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Mudane Maxamed Daahir Rooble oo lagu eedeeyay taageerada Mucaaradka Midoobay ee USN ayaa sheegay in mar danbe uu ku biiray Mucaaradka ka dib Cadaadis iyo jirdil ay u geeystay nabad sugida Jabuuti.

Somaliswiss.com

Comments

comments

2 thoughts on “Dhagayso: Mohamed Daahir Rooble oo ka tirsan Midowga USN

  1. ahmed

    Sachez que MOHALED DAHER ROBLEH est un djiboutien et nous sommes fiers de lui et un jour nous accueilleront a l aéroport comme un heros.amin

    Reply
  2. Nour Ibrahim

    Waan ka xumahey somali inti cafimad qabtey hadi ey inti kharibneyd ee ey ka koosten hadey weli xumo la daba socdaan ha ha ha iska gar gar gartaan wa wa wA Ahmed-nur-akli

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top