Dhagayso: Gudoomiye ku Xigeenka ONLF Dr. Mohamed Ismaaciil

Gudoomiyaha ku Xigeenka Ururka ONLF Dr. Mohamed Ismaaciil Cumar oo ku sugan dalkaan Switzerland ayaa ka waraysanay Siyaasada Ururka ONLF ee dagaalka kula jira Dowlada Itoobiya.

Dr.  Mohamed Ismaaciil ayaa kulamo la yeeshay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya iyo Soomaalida ku dhaqan dalkaan Switzerland isagoo kala hadlay halganka Ururka ONLF.

Somaliswiss.com

Somali Media in Switzerland.

Comments

comments

4 thoughts on “Dhagayso: Gudoomiye ku Xigeenka ONLF Dr. Mohamed Ismaaciil

  1. Pingback: » Dhagayso Gudoomiye ku Xigeenka ONLF oo waraysi Idaacada Codka Soomaalida ee Swiss siiyayOgadenToday Press: News of horn of Africa, Ogaden, Ethiopia and Somali

  2. Saleman Mahad Hilowle

    Aniga waxaan ahay Gaaljecel
    waxaan aaminsanahay xoriyad iyo sharaf ONLF uguma horeeyso Ogaadeen.
    Ereterea.
    southsudan xoriyadooda xoog ayaay kuqaateen si wada jir ah
    Hadii qofka ow kafikiro xoogaa lacag ah oo lasiiyo sharaftaada ayaad iibsatay.
    Daba qoodhi ayaa leey shaxaray waan yaabay.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top