Dhagayso: Danjire Faaduma Insaaniya oo ka warantay Shirka Davos Switzerland

Safiirada Soomaaliya ee dalkaan Switzerland iyo Qaramada Midoobay Faaduma Insaaniya ayaa ka warbixisay Shirka dhaqaalaha Aduunka ee ka socda Magaalada Davos.

Marwo Faaduma ayaa sharaxday kulamadii uu Raysulwasaare Xasan Cali Kheeyre la yeeshay Madaxdii kale ee Caalamka ee lagu marti qaaday Shirka Dhaqaalaha Aduunka iyo Kaalinta Soomaaliya ku leedahay Shirkaan.

Raysulwasaare Kheeyre ayaa la kulmay Madax kala duwan intii uu joogay Davos sida Madaxa IMF Christine Legarde, Raysulwasaare ku xigeenka dalka Qatar, Madaxweyne ku xigeenka dalka Koofur Afrika iyo Raysulwasaarihii hore ee Ingriiska Blair.

SomaliSwiss.com

SomaliSwiss Media in Switzerland

 

 

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *