Dhagayso: Afhayeenka Dalada USN Daahir Axmed Faarax

Afhayeenka Dalada Mucaardka USN ee dalka Jabuuti mudane Daahir Axmed Faarax ayaa ka waraysanay heshiisyo dhawaan Mucaardka iyo Dowlada Jabuuuti ay wada gaareen.

Gudoomiyaha Xisbiga MRD Daahir Axmed Faarax ayaa sidoo kale beeniyay in khilaaf soo kala dhexalay Dalada USN kuwaas oo masuulyiin ka tirsan safaro ku joogaan qaarada Yurub.

Somaliswiss.com

Somali Media in Switzerland

Comments

comments

2 thoughts on “Dhagayso: Afhayeenka Dalada USN Daahir Axmed Faarax

  1. qoslaye

    waxa aa leyahay sidda ka muqata warbixinta afhayeenka dalda usn ee dalka jabuuti waa la dhihi kara waa wax suurgal ah ee lakin waxa sida aan og soona hay dalalka afriikadda iyo urura siyaasadeedka had walba waxa ha aloosan dhexdooda dhibaato aan la haayn sal culus , sidda dhibata ahnaa waa la gudbikarra ee madaxda xisbiyadda uun baa cakirra nolosha ayaga oo ka wata dangaar ah sidaas awogeed ayaa hadnaba looga gudbi garin si fudud

    Reply
  2. hassan

    USN waxay ku dhisan tahay dhalinyaro aad uu furfuran Macalimiin Arday bulshada rayindka iyo indheergarato…. Lakin waxaa loo baxan yahay inay masuulintu ay mid ahaadan !

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top