Dallada Afrikaanka Basel oo qabtay Workshopsgii ugu horeeyay.

Dallada Afrikaanka ee Basel iyo Hareeraheeda oo qabtay Workshops-gii ugu horeeyay Shalay .

Munaasabada oo ay ka soo qeeybgaleen Jaaliyada Soomaaliya iyo Walaalaha kale ee Afrikaanka ayaa si wanaagsan ku soo dhamaatay.

ka qeeyb galayaasha Siminaarka ayaa dalbaday in loo joogteeyo Aqoon kororsiga iyagoo sidoo kale bogaadiyay Madaxda dalada Afrikaanka.

Somaliswiss.com Media in Switzerland

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *