Ciidamada maamulka Putland oo Howlgallo ka fuliyey Buuraleyda Gobalka Bari

Ciidamada mamulka Putland yaa Howlgalo ka fuliyey degaano hoos yimad Gobalka Bari oo ay ku dhuumalaysanayaan dagalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish.

saraakiisha ciidamada putland ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalladani ay ka dhaceen deganada Buuralayda ah ee gobolka Bari, sida Bali-khadar iyo Sugurre.

Saraakiisha ciidamada waxa ay sheegeen in ay howlgalkaasi ay qaadeen ka dib markii ay ka war heleen qaraxyo dhulka lagu aasaayo degaanada ka tirsan Buuraleyda.

war qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada putland ayaa lagu sheegay in ciidamad badda heegan buuxa la geliyey ka hor inta aan howlgalka la fulin.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *