Archive by category Wararka Maanta

Ra`iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya oo maanta booqanaya magaalada Jigjiga

Ra`iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya oo maanta booqanaya magaalada Jigjiga

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali aya la filayaa in uu booqasho rasmi ah ku tago maagalad JigJiga ee caasimada Dowlad Deegaanka somalida Itoobiya.  Ra’iisul wasaare  Abiy oo dhawaan la dooratay ayaa safarkani wuxu noqonayaa safarkii ugu horeyey tan iyo markii loo dooray Ra’iisul wasaaraha dalka itoobiya oo uu bedelay Ra’iisul […]

Kulankii xildhibaanad Golaha shacabka ee maanta oo Baaqday

Kulankii xildhibaanad Golaha shacabka ee maanta oo Baaqday

Kulankii maanta ee xildhibaand golaha shacabka  ay kuyeeln lahayeen xrunta golha ee magaalada muqdisho oo dib u dhac ku yimi sid ay xaqiijiyen qaar ka mid ah xildhibanad golaha shacabka. Xildhibanad golaha shacabka ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ka dhex taagnaa muran siyaasadeed kaasi oo ka dhashay mooshin laga keenay gudomiyaha golaha shacabka Jawaari, […]

Ra’iisul wasaare  Khayre oo kormeeray Koontorooladii  ay Qaraxyadu ka dhaceen ee muqdisho

Ra’iisul wasaare Khayre oo kormeeray Koontorooladii ay Qaraxyadu ka dhaceen ee muqdisho

Mudane Xasan cali khayre Ra’iisul wasaaraha Dowlad fedralka ah ee somaliya oo  ay wehliyaan Wasiirka amniga , Maxamed Abuukar Isloow, agaasimasha hay’adda  nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka, Sarkiil Ciidan iyo  xubno ka socday  maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay xili danbe kormeer kutegay  goobo Kantarool oo ay ka hawlgaln ciidanka nabad sugida ee NISA. Booqashada wefigan uu hogaanayo Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa […]

Madxweyne Farmajo oo la kulmay Taliyeyaasha ciidamada somaliya

Madxweyne Farmajo oo la kulmay Taliyeyaasha ciidamada somaliya

Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo madaxweynaha Dowlada Fedralka ah ee somaliya ayaa xalay kulan la qaatay Taliyeyaasha ugu sareya ciidamada somaliya sida , taliyaasha  ciidamada Nabadsugida, Booliska, Meliteriga, iyo Asluubta. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa somaliya ay ahaa mid ay albaabadu uxidhaan yihiin ayaa waxa uu madaxweyne farmaajo taliyeyasha ciidamaduay ka wada hadleena […]

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalad Muqdisho

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalad Muqdisho

Qarax xoogleh ayaa ka dhacay meel u dhow Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho,Gaar haan wadad qabata Garoonka diyaradaha magalada Muqdisho Aadan Cadde. Qaraxan ayaa ka dhacay Bar koontarool oo ay ciidamada NISA ku leyihiin wadad qabata garoonka Diyaardaha ee magaalad muqdisho,islamarkaasina lagu baadho Gaadiidka qabanaya Garoonka diyaradaha,qarax ayaa loo adeegsaday Babuur laga soo buuxiyey waxyaabaha […]

Tartanka Orodaka gaaban oo maanta Muqdisho lagu qabtay

Tartanka Orodaka gaaban oo maanta Muqdisho lagu qabtay

Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka orodka ay ka qayb qateen dhaliyaro gaadhaysa 370 oo ka kala socda degmooyinka magaalad muqdisho ayaa markii u soo dhamaaday wax bilado iyo hadyado la gudoonsiyey dhalintii kalmaha hore gashay waxna ka qayb […]

Dowlada Kenya oo lacago Duldhigtay Rag ka Tirsan Alshabaab

Dowlada Kenya oo lacago Duldhigtay Rag ka Tirsan Alshabaab

Dowlada Kenya ayaa Lacago xadi badan Duldhitay 8Ruux oo ka mida ah Dagaalamayaasha Alshabab oo la sheegay in ay weeraro ka fulinayaan Gudaha dalka Kenya. Shaqsiyadankan y Dowlad lacagta duldhgtay ayaa lugu kala magacabaa, Raxiim Maxamed Sheekh, Bashiir Xareed Xuseen, Bashiye Aadan Cusmaan Kulu, C/rashiid Ibraahim Aadan Cusmaan, Siyaad Ibraahim C/laahi, Cabdi Maxamed Ibraahim ,Maxamed […]

Gudomiye  Ciro Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socda UK

Gudomiye Ciro Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socda UK

Gudomiyaha xisbiga mucaaridkaa ee wadani ee somaliland  aay la kulamay wefti balaadhan oo ka socda Dalka Uk wefigan ayaa maalmihi u danbeyey kulamo la qadanayey madaxd xukumada iyo xisbiyad mcaaridka Gudomiye Cabdiraham ciro iyo xldhibaan ka tirsan weftiga oo warbaahinta   ula hadlay ayaa si wada jirya faahfhaain ka bixiyey waxyaabihii ay ka wada hadleen […]

Madaxweyne Waare oo sheegay Cida Hortaagan Howlgalka shabab in ay yihiin dad Muqdsho jooga

Madaxweyne Waare oo sheegay Cida Hortaagan Howlgalka shabab in ay yihiin dad Muqdsho jooga

Mudane Maxamed Cabdi Waare madaxweynaha maamulka Hirshabeele oo ku sugan magalada Beladweyn ee xarunta gobalka hiiran oo kulamo kala duwan la qadanaya qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka ayaa sheegay  in ay Muqdisho joogan Dad uu sheegay in ay caqabad ku yihiin Howlgalka Al Shabaab ee ka socda  degaanada Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa sheegay in […]