Archive by category Wararka Maanta

Dowlada Siiriya oo si joogta ah u adeegsata sunta hubka

Dowlada Siiriya oo si joogta ah u adeegsata sunta hubka

Warbixin loo gudbiyey golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ciidamada dowlada Siiriya ay markale suntan wax disha u adeegsadeen dagaalka ay kula jiraan xoogaga kasoo horjeeda. Warbixintan oo ay soo diyaarisay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan hubka kimikalka iyo suntan waxdisha ayaa lagu faah faahiyey ugu yaraan 25 weerar oo la sheegay […]

Madaxweynaha Puntland oo ka hadllay dagaallada Galgala

Madaxweynaha Puntland oo ka hadllay dagaallada Galgala

Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdiwali Max’ed Cali Gaas, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Garoowe, waxaa uu ka hadllay dagaallo culus oo ciidammada Puntland iyo Al-shabaab ku dhaxmaray deegaanka Galgala. C/weli Gaas ayaa sheegay in dagaalladaas ay guulo waaweyn ka gaareen oo ay ka saareen Al-shabaab meelihii ay kaga sugnaayeen deegaankaas; ayna hadda si buuxda […]

Qarax ka dhacay caasimada Sanca ee dalka Yeman

Qarax ka dhacay caasimada Sanca ee dalka Yeman

Waxaa arooryadii hore ee maanta oo Arbaca ah uu qarax weyn ka dhacay caasimada dalka Yemen ee Sanca. Qaraxan ayaa u muuqda mid lala beegsaday xarunta Akademiyada Booliiska ee magaalada Sanca. Khasaaraha Qaraxan ayaa la sheegay inuu badan yahay isla markaana xiliga uu qaraxa dhacayey ay halkaasi dad badan ku sugnaayeen. Warar is-khilaafsan ayaa goobtaasi […]

Turkish president to go Africa tour

Turkish president to go Africa tour

The president Erdogan is going to 12 African countries as his first visits of 2015 Turkey’s President Recep Tayyip Erdogan will go his first overseas trip of the new year on the African continent. Erdogan will go to four separate tours and will visit a total of 12 countries in Africa. According to information from […]

Somali Journalists’ court hearing adjourned as Lawyers Failed to Show up

Somali Journalists’ court hearing adjourned as Lawyers Failed to Show up

The Benadir regional court today adjourned the hearing of the Shabelle and Sky FM journalists, after the lawyers defending the journalists failed to show up. Mohamed Bashir Hashi, Editor of Shabelle and Mohamud Mohamed Dahir, director of Sky FM, Abdimalik Yusuf Mohamoud, Chairman of Shabelle and Ahmed Abdi Hassan, Shabelle Shabelle newscaster appeared before the […]

Chinese Ambassador Met with Somali Acting Ministers

Chinese Ambassador Met with Somali Acting Ministers

On Monday 5th January, 2015, H.E. Mr. Wei Hongtian, Ambassador of the People’s Republic of China to the Federal Republic of Somalia met with Dr. Abdirahman Dualeh Beileh, Acting Minister of Foreign Affairs and Investment Promotion, and Hon. Daud Mohamed Omar, Acting Minister of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia. The […]