Archive by category Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka somaliya oo la kulamy safiirka sweden u fadhiya muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka somaliya oo la kulamy safiirka sweden u fadhiya muqdisho

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulamay Danjiraha Dowlada sweden u fadhiya somaliya Mr Andreas von Uexkull. Kulankan oo qaatay saacado badan ayaa looga hadalay arimo badan oo ay ka mid yihiin Shirka Arrimaha horumarinta Soomaaliya ee ka dhacaya Brussels,xidhiidhka labada wadaan,Amniga dalka somaliya iyo sidoo kale […]

Xildhibaan Laaluush ku Eedeeyay Wakiilada ee somaliland oo shaqada laga joojiyay

Xildhibaan Laaluush ku Eedeeyay Wakiilada ee somaliland oo shaqada laga joojiyay

Golaha wakiilada e somaliland ayaa qashadi ka joojiyey xildhibaan xaamud  cismaan cigaal oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland oo  golaha ku edeyey inay laaluush qataan marka xeerarka la ansixinayo. gudomiyaha golaha wakilada somaliland bashe maxamed farax ayaa warqad uu qoray wuxu mudo 15 maalmood ah shaqad ka joojiyey xildhibaanka Halkan ka Daawo

somaliland oo xukun dheer ku riday Boqor  Buur-madow

somaliland oo xukun dheer ku riday Boqor Buur-madow

Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ee Soomaaliland yaa maant xukun ku riday Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo ka mida madax dhaaqamedka somaliland ugu caansan. maxkamada ayaa manta boqor Buur-madow ku xukuntay shan sano xabsi ah ka dib markii la dhegeystay  dacwada loo haysto  hadalo dhaawacaya madax banaanida Soomaaliland oo la sheegay in uu jeediyey isaga […]

Dowlada somaliya oo baadhitaan ku samaynaysa heshiiska shirkada SKA ee imaaradka carabta

Dowlada somaliya oo baadhitaan ku samaynaysa heshiiska shirkada SKA ee imaaradka carabta

Dowlda fedralka ah ee somaliya oo sheegatay in ay baadhitaan ku sameyneyso heshiiska la sheegay in lala galay shirkad lagu magaaab SKA oo laga leeyahay Dalka Imaaradka carabta Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta xukumada fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inaanu heshiiskani waafaqsaneyn habraaca heshiisyada Dowlada ee warada maaliyada. Halkan ka Akhriso

Khudbada murashaxiinta gudomiyaha golaha shacabka  oo maanta la soo gaba gabeynaayo

Khudbada murashaxiinta gudomiyaha golaha shacabka oo maanta la soo gaba gabeynaayo

Maanta ayaa la filayaa in la soo gabogebeyo khudbad jeedintii murashaxiinta u tartamaya xilka gudoomiyaha golaha shacabka qaybtii ugu danbeysay oo ka kooban shan murashax. gudid qaban qabada dorashada gudomiyaha golaha shacabka ayaa sida uu haa qorashah ay u dejiyeen doorashad gudomiyaha cusub ee golaha shacabku yeelan doono, waxa malinki shalay bilaabmay khudbad jeedinta murashaxiinta […]

Alshaab oo weerar ku qaaday saldhiga ciidamada kenya ee jubada hoose

Alshaab oo weerar ku qaaday saldhiga ciidamada kenya ee jubada hoose

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegay inay weerar ku qadeen saldhig ay leeyihiin ciidamada Kenya oo ku yaala Degmada Afmadow ee Gobalka Jubada Hoose iyo degaanka abdale Biroole sida ay shegeen saraakiil ka tirsan Alshaabab. Qoral kooban oo ay xarakada Alshabab so dhigeen barta ay ku leyihiin Enternet ka ayey ku shegeen inay werarku qadeen saldhiga iidamada […]

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo kulan la qaatay dhigiisa dalka kuwait

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo kulan la qaatay dhigiisa dalka kuwait

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo booqsho ku joog dalka Dalka Kuwait isagoo ay weheliyan ganacsato somaiyeediyo masuuliyiin ka tirsan wasarada uu hogamiyo ayaa kulan la qaatay dhigisa dalka Kuwait. wasiirka iyo wefitiiga waxa madaarka ku qabilay dhigiisa dalka kuwait soo dhwey ka diba waxa uu kulan saacado […]

Murashaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka  oo manta khudbadka ujeedin doona xildhibaanad

Murashaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo manta khudbadka ujeedin doona xildhibaanad

Xildhibanad golaha shacabka ayaa maanta dhegaysan doona Khudbadaha murashaxiinta u tartamaya qabashada xilka gudomiyaha golaha shaabka. Murashaxiinta buuxiyey shuruudihii looga bahanaa waxay gaadhayaa 11 murashax waxaanay dhamaan tood hortegi doonan xildhibaanad golaha shacabka iyagoo halkaasi ka jeedin doona khudbado. Gudiga qaban qaabada doorashada gudomiyaha golaha shacabka ayaa xildhibaanada golaha iyo murashaxiintaba ka codsaday in y […]