Archive by category Wararka Maanta

Dhagayso: Ignazio Cassis oo loo doortay Wasiir (Bundesrat) dalkaan Switzerland

Dhagayso: Ignazio Cassis oo loo doortay Wasiir (Bundesrat) dalkaan Switzerland

Arbaco, 20.09.2017  Baarlamanka Switzerland ayaa doortay Wasiir ama Bundesrat oo ah xubin sare oo ka mid noqnaya  Golaha Fulinta  dalkaan barkhanimadii Maanta oo Arbaca ah. Bundesratka cusub  Ignazio Cassis waxaa la tartamay 2 xubnood oo kale kana tirsan  isla Xisbigiisa  FDP iyagoo  ku kala baxay  codeeyntii labadaad , Ignazio Cassis  oo ku guulaystay waxa uu halay 125 cod  Pierre […]

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Waxaa lagu waramayaa in 2005 ilaa 2015 aad u kordheen lacagaha lagu bixiyo Caawinta bulkshada oo ahayd 1.7 billion uu hada gaaray  2.6 Billion. bulshada Ceeyrta ku noolka ah ayaa kordhay 11.8% iyagoo ahaa 237.000 halka uu iminka ay gaareen  266.000 sida lagu sheegay qoraaal ka soo baxay  SKOS Gobalada Ceytra xoogeeda qaatada waxaa ka mid ah sida […]

Dowladda oo La Wareegtay Qalabka Lagu haagi laahaa hawada

Dowladda oo La Wareegtay Qalabka Lagu haagi laahaa hawada

Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa la wareegtay qalabkii lagu hagi lahaa Hawada Soomaaliya. Munaasabad kooban oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee aadan Cadde waxaa qalabkaan  oo ay bixinaysay Hay’add laga leeyahay dalka Talyaaniga ku gudoomay Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Maxamed C/llaahi Oomaar iyon Maareeyaha Guud ee Hey’adda […]

Japan iyo Qaramada Midoobay oo Lacago ugu deeqaya Soomaaliya

Japan iyo Qaramada Midoobay oo Lacago ugu deeqaya Soomaaliya

Dowladda Japan iyo Hay’adda UNESCO oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Hidaha Iyo Dhaqanka ayaa ku heshiiyay in lacag dhan 1 Million oo dollar lagu bixiyo mushruuc lagu xirfadeynayo macalimiinta islamarkaana lagu taageerayo Nabadda Dalal ay ku jirto Soomaaliya. Heshiiskan ayaa si wadajirah waxaa u saxiiyay Safiirka Dowladda Japan u fadhiya Magaalada Adds Ababa ee Dalka […]

Kenya oo la sheegay in lacago laaluush ah ay ku bixineyso Kiiska Badda.

Kenya oo la sheegay in lacago laaluush ah ay ku bixineyso Kiiska Badda.

Xildhibaan Bile Salaad Diini oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Kenya ay lacago fara badan ku bixisay Dacwadda Badda ee kala dhexeyso Soomaaliya. Waxa uu tilmaamay Xildhibaanku in Dowladda Kenya lacag dhan 8-10 Million dollar  ay ku bixisay Kiiska Dacwadda Badda. Sidoo kale […]

Shaqaale Samafal oo Lagu Afduubtay Gobolka Hiiraan

Shaqaale Samafal oo Lagu Afduubtay Gobolka Hiiraan

Seddex qof oo Soomaali ah oo ka mid ah, shaqaalaha samafalka hay’adda Save the Children iyo darawalkii gaariga u waday ayaa maanta laga afduubtay deegaan lagu magacaabo Xujuub oo qiyaastii 10 KM dhinaca koonfur bari ka xiga magaalada Baledweyne. Wali lama sheegin kooxda wax afduubtay, laakin deegaanka uu afduubka ka dhacay waxaa ka howlgala kooxda […]

Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta  Ceelhuur ee Gobolka Mudug

Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Ceelhuur ee Gobolka Mudug

Kooxda Mayalka Adag Al Shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Ceelhuur ee degmada Hobyo  koofurta Gobolka Mudug. Qabsashada Deegaanka Ceelhuur ee Al Shabaab ayaa yimid ka dib markii dadkii deegaanka iska guuray xalay iyagoo u qaxay deegaanada ku teedsan Ceelhuur, Xinbarwaaqo iyo degmada Hobyo. Dhaqdhaqaayada Ciidan oo iska soo horjooda ayaa ka jira […]

Madaxweyne Maxamed  Farmaajo oo Magacaabay Ra’iisulwasaare

Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo Magacaabay Ra’iisulwasaare

War Goor dhow naga soo gaaray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa Xasan Cali Kheyre. Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ka hor inta uusan u Ambabixin Dalka Sacuudi Arabia. Madaxweynaha ayaa ugu baqoolaya Dalka Sacuudiga si halkaas uu ugu soo […]

Munaasabadda Caleemo saarka Madaxweynaha oo maanta lagu qabanayo Muqdisho

Munaasabadda Caleemo saarka Madaxweynaha oo maanta lagu qabanayo Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho ka soconeysa qaban qaabada Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Saaka ayaa waxaa xanniban dhaq dhaqaaqyadii isku socodka Gaadiidka ee Waddooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Munaasabadaasi Caleemo saarka Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galaya Marti sharaf kala duwan oo ay ka mid yihiin Wufuud Heer Caalami ah. Hadaba Caleemo […]

Page 1 of 13312345...102030...Last »
Top