Archive by category Uncategorized

Kooxo hubeysan oo 3 Qof ku dilay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan oo 3 Qof ku dilay magaalada Muqdisho

  Dabley hubeysan ayaa Duhurnimadii maanta ku dhawaad 3 Qof ku dilay xaafadda Mahad Alle degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Sedexda qof ee la dilay ayaa mid ka mid ah waxa uu ahaa Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda, waxaana la sheegay in Qorigii ay ka qaatee Raggii ka dambeeyay dilkaasi. Sidoo kale wararka aya aintaasi […]

Dhagayso: Madaxweyne Switzerland Alain Berset oo la kulmay dhigiisa Trump

Dhagayso: Madaxweyne Switzerland Alain Berset oo la kulmay dhigiisa Trump

Madaxweynaha dalkaan Switzerland Mudane Alain Berst ayaa maanta oo jimcaha la kulmay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo shalay soo gaaray dalkaan Switzerland. Madaxda oo kulan ku yeeshay Goobta Shirka Caalamiga ah ee dhaqaalaha ee Davos waxa ay isla soo hadal qaadeen Xiriirka Siyaasadeed ee Labada dal Switzerland iyo Maraykanka, Xuquuqda Aadanaha, Xoriyatul Qowlka iyo Fufurnaanta […]

Siyaasiga Aadan Saransoor oo eedeeyay Madaxweeyne Shariif Xasan

Siyaasiga Aadan Saransoor oo eedeeyay Madaxweeyne Shariif Xasan

Siyaasiga Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Saransoor ) oo ka mid aha Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koofur Galbeed ayaa eedeeyn u jeediyay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Aadan Saransoor ayaa sheegay in  Shariif Xasan Sheekh Aadan uu doonayo in uu kororsado muda uu hayno xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed oo hada gabaabsi ka sii […]

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeelatay Ururka Ardayda Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeelatay Ururka Ardayda Qaranka

  Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay doorka ardayda ee Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa kulanka ku soo dhaweeyay ka qaybgalayaasha oo ka kala socday ku dhawaad 50 Jaamacadood oo […]

Madaxweeyne Farmaajo oo gaaray  Cabudwaaq

Madaxweeyne Farmaajo oo gaaray Cabudwaaq

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweeynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ay wehliyaan wafuud kale ayaa maanta gaaray degmada  Cabudwaaq ee Galgaduud. Soo dhaweeynta Madaxweeynaha waxaa ka qeyb galay Maamulka degmada, Odoyaal dhaqameed, ururada Haweenka iyo qeybaha kale ee bulshada Ku waas oo sidata sawirada Madaxweeynaha. Mudane Farmaajo ayaa la filayaa in Safarkiisa […]

Maxaabiis laga keenaya dalka Hindiya oo soo gaaray Muqdisho

Maxaabiis laga keenaya dalka Hindiya oo soo gaaray Muqdisho

Maxaabiis Soomaali ah oo gaaraya ku dhawaad 40 ruux  soona idlaystay xukunkoodii Maxkameed ayaa galabta goor dambe soo gaarag Magaalada Muqdisho. Dhibanayaasha laga kesnaya  dalka Hindiya waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Raysulwasaare Xasan Cali Kheeyre iyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaaka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad. RW Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Maxabiista […]

Howlgalo iska kaashanayaan Ciidamada Soomaaliya iyo maraykanka oo ka dhacay Sh/Dhexe

Howlgalo iska kaashanayaan Ciidamada Soomaaliya iyo maraykanka oo ka dhacay Sh/Dhexe

Wararka naga soo gaadhay gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegay  in hawlgal aan hore loo arag oo ay iska kaashanayaan ciidamada soomaliya iyo kuwo maraykan ah uu ka  dhacay degaan ku yaala degmada jawhar. hawlgalkan ayaa ah mid dhacay xalay saqdii dhex halkaasoo ciidamadu weerar ku qaaden  tuuladda jameeco Jilyaale, oo ku dhowaad 50 km dhanka […]

Muhaajiriin fara badan oo laga soo badbaadiyay Xeebaha Liibiya

Muhaajiriin fara badan oo laga soo badbaadiyay Xeebaha Liibiya

Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee dalka Liibya ayaa sheegay in ay badbaadiyeen illaa iyo 123 ruux oo muhaajiriin ah oo ay ku jireen 22 Caruur ah, kuwaas oo Doonidii ay la socdeen ay la degtay.Muhaajiriinta oo ka yimid Qaaradda Afrika, kuna sii jeeday Talyaaniga ayaa waxaa Doonida ay la socdeen ay ku ciladowday meel qiyaasti 75 […]

Madaxweeyne Farmaajo oo lagu  Soo Dhoweeyay Cadaado

Madaxweeyne Farmaajo oo lagu Soo Dhoweeyay Cadaado

Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Kasoo Ambabaxay Koofurta  Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka ayaa waxaa uu socdaal dhulka ah kusoo maray magaalooyinka .Bandiiradleey Sadex Higlo Galinsoor iyo Balihigis  Waxa uuna Galabta Soo Gaaray Magaalada Cadaado Ee Xarunta Kumeel Gaarka Ah Ee Galmudug. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Cadaado loogu Sameeyay Soo dhawayn Heerkeedu Sareeyo Waxaana […]

Fanaanada Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo geeryootay 

Fanaanada Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo geeryootay 

Fanaanadii waynayd ee Soomaaliyeed Khadiija Cabdullaahi Dalays oo ka mid aheyd fanaaniinta Somaliyeed kuwooda ugu qiimaha badan ayaa ku geeryootay dalka Canada. Marwa Khadiijo Dalay oo fanka ku biirtay xiligii gobonima doonka waxa ay qaadi jirtay heeso wadani iyo kicin dadweeyne gumeeystihii waagaa ee taliyaaniga. Khadiijo Dalay ayaa sanadkii 1952 Heesa toos ah ka qaadi […]

Page 1 of 41234