Archive by category RadioSomaliswiss

Dhagayso: Wararka Todobaadka Somaliswiss ee Switzerland

Dhagayso: Wararka Todobaadka Somaliswiss ee Switzerland

Wararka Todobaadka ee  Somaliswiss.com waxaan ku soo qaadanaynaa wararki ugu dambeeyay ee dalkaan Switzerland gaar ahaan wararkii Todobaadka iyo waraysiyo qaar ka mid Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalkaan Switzerland. Barnaamijka Wararka Todobaadka Si wada jira waxaa u u soo jeedinaya Wariye Maxamed Cumar Daahir iyo Axmed Cabdi Tooyo Studio Radio Kanal K. Somaliswiss.com Somali […]

Dhagayso: Nabadoon Bashiir Nafaqo oo ku baaqay Joojinta Colaada Guriceel

Dhagayso: Nabadoon Bashiir Nafaqo oo ku baaqay Joojinta Colaada Guriceel

Nabadoon Bashiir C/qaadir Nafaqo oo ka mid Ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Zurich ee dalkaan Switzerland ayaa ku baaqay joojinta Colaada u dhaxaysa Ciidamo kala taabacsan dowlada iyo Ahlusuna ee ka socda Magaalada Guriceel Gobolka Galgaduud. Nabdoon Bashiir Nafaqo waxa uu sheegay in dagaal aan xal lagu gaarayn taas badalkood uu door bidayo wadahadal […]

Dhagayso: Taariikhda Dr. Xuseen Kadare iyo Tacsida Soomaalida Switzerland

Dhagayso: Taariikhda Dr. Xuseen Kadare iyo Tacsida Soomaalida Switzerland

Jaaliyada Soomaalida Switzerland iyo Bahda Somaliswiss.com waxa ay si wada jir ah tacsi Tiiraanyo leh ugu dirayaan Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaa Ehelada iyo Qoyska Abwaan Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare. Dr. Xuseen Kadare waxa uu ka mid ahaa Qorayaashii Afka Soomaaliga ee maanta sida weyn bulshada soomaaliyeed ugu liibaaneen, Dr, Kadare waxa uu ahaa […]

Dhagayso: Axmed Riyaale oo ka hadlay Heshiiskii USN iyo Dowlada  Jabuuti

Dhagayso: Axmed Riyaale oo ka hadlay Heshiiskii USN iyo Dowlada Jabuuti

Wakiilka Dallada mucaaradka USN ee  dalka Jabuuti ee dalalka Belgium , Holland iyo Luxemburg  Mudane Axmed Riyaale Buux ayaa ka hadlay heshiikii bishii december Mucaaradka USN iyo Dowlada Jabuuti ku gaaran Magaalada Jabuuti. Axmed Riyaale waxa uu shegay in heshiiska qodobada dhiman la dhamaystiri doono muda 15 cisha gudahood ah kuwaas oo faaiida badan ugu […]

Dhagayso Radio Kanalk Barnaamijkii Somali Broadcast iyo Wariye Maxamed Cumar

Dhagayso Radio Kanalk Barnaamijkii Somali Broadcast iyo Wariye Maxamed Cumar

Switzerland ( Somaliswiss ) Dhagayso Barnaamijka Somali Broadcast ee la hadla jaaliyadda Soomaalida Switzerland ee todobaad walba baxa Maalmaha Axada iyo Isniinta Saacada marka ay tahay 190:00-20:00 Barnaamijka Somali Broadcast waxaa si wada jir ah u soo saaray Wariye Maxamed Cumar Daahir  iyo Ahmed Abdi Tooyo. Somliswiss.com Somali Media in Switzerland

Barnaamijka Todobaadka Waraysiga Mustaf Bashiir Goobdoon

Barnaamijka Todobaadka Waraysiga Mustaf Bashiir Goobdoon

Gudoomiyaha jaaliyada Somaliswiss diaspora Mudane Mustaf Bashiir Goobdoon oo si dhaw ula socda Siyaasada iyo nolosha bulshooyinka shisheeye ee ku nool dalkaan Switzerland ayaa todobaadkaan ka waraysanay Sarifka Lacagaha Dollar,Euro, Franka iyo dhaqaalaha liicay ee reer yurub. Mustaf Bashiir Goobdoon waxa uu sidoo kale ka hadlay safar sanadkii hore ee 2014 ay ku tageen Magaalada […]

Switzerland: Nin tahriibinayay  38 Tan Raashin ah oo la qabtay

Switzerland: Nin tahriibinayay 38 Tan Raashin ah oo la qabtay

Milkiilaha Maqaayado  ku yaalada deegaanka Rheintal oo ka tirsan  Kanton  Saint-Gallen ayaa lagu qabtay tahriibinta 38 tan oo raashin iyo cabitaan iskugu jira isaga oo maraya bar kantorool oo kala qeybisa dalkaan Switzerland iyo Ustari. Ninkaan Ganacsahada ah oo wajahaya dambi la xiriirra ku xad gudubka xeerka ganacsiga ee u yaala dalkaan Switzerland isaga oo […]

Dhagayso Radio Kanalk Barnaamijkii Somali Broadcast iyo Wariye Maxamed Cumar

Dhagayso Radio Kanalk Barnaamijkii Somali Broadcast iyo Wariye Maxamed Cumar

Switzerland ( Somaliswiss ) Dhagayo Barnaamijka Somali Broadcast ee la hadla jaaliyadda Soomaalida Switzerland ee todobaad walba baxa Maalmaha Axada iyo Isniinta Saacada marka ay tahay 190:00-20:00 Barnaamijka Somali Broadcast waxaa si wada jir ah u soo saaray Wariye Maxamed Cumar Daahir  iyo Ahmed Abdi Tooyo.   SomaliSwiss

Xisbiga Midigta Xiga SVP oo wada Olole ka dhan Ah Qaxootiga Muslimka

Xisbiga Midigta Xiga SVP oo wada Olole ka dhan Ah Qaxootiga Muslimka

Qaar ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Switzerland gaar ahaan Xisbiga midigta jira ee SVP ayaa wada olole looga horjeedo Magangalya doonka Muslimka Ah ee ka soo jeeda dalalka Ciraaq iyo Siiiriya. Xildhibaan Walter Wobmann oo ka tirsan Xisbiga SVP kana soojeeda Gobolka Solothurn oo si kooban ula hadlay Wargayska Blick ayaa sheegay in ay wadaan […]

Dowlada Switzerland oo cambaareysay weerarkii ka dhacay Magaalada Paris

Dowlada Switzerland oo cambaareysay weerarkii ka dhacay Magaalada Paris

War Qoraal Ah oo ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada dalkaan Switzerland ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Shalay oo Arbaca Ahayd ka dhacay Magaalada paris ee Lagu weeraray wargayska Charlie Hebdos. Madaxweynaha Dalka Switzerland Simonetta Sommaruga ayaa ka tacsiyadaysay falkaas lagu weeraray Wargaysa ee dadka badan lagu laayay iyada oo tilmaanta sida ay uga xuntahay falka guracn […]