Archive by category RadioSomaliswiss

1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Somaliswiss.com ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Switzerland waxaa ay halkaan uga dirayaan Hambalyo iyo Bogaadin Maalinta Xoriyada 1 August ee dalkaan Switzerland.. Agaasimaha Guud ee Warbaahinta SomaliSwiss Axmed Cabdi Tooyo iyo Wariyoyaaasha oo isku duuban waxa ay bashbash iyo baraaro u rajeenayaan guud ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan […]

Dhagayso: Ignazio Cassis oo loo doortay Wasiir (Bundesrat) dalkaan Switzerland

Dhagayso: Ignazio Cassis oo loo doortay Wasiir (Bundesrat) dalkaan Switzerland

Arbaco, 20.09.2017  Baarlamanka Switzerland ayaa doortay Wasiir ama Bundesrat oo ah xubin sare oo ka mid noqnaya  Golaha Fulinta  dalkaan barkhanimadii Maanta oo Arbaca ah. Bundesratka cusub  Ignazio Cassis waxaa la tartamay 2 xubnood oo kale kana tirsan  isla Xisbigiisa  FDP iyagoo  ku kala baxay  codeeyntii labadaad , Ignazio Cassis  oo ku guulaystay waxa uu halay 125 cod  Pierre […]

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Waxaa lagu waramayaa in 2005 ilaa 2015 aad u kordheen lacagaha lagu bixiyo Caawinta bulkshada oo ahayd 1.7 billion uu hada gaaray  2.6 Billion. bulshada Ceeyrta ku noolka ah ayaa kordhay 11.8% iyagoo ahaa 237.000 halka uu iminka ay gaareen  266.000 sida lagu sheegay qoraaal ka soo baxay  SKOS Gobalada Ceytra xoogeeda qaatada waxaa ka mid ah sida […]

Dhagayso: Gudoomiye ku Xigeenka ONLF  Dr. Mohamed Ismaaciil

Dhagayso: Gudoomiye ku Xigeenka ONLF Dr. Mohamed Ismaaciil

Gudoomiyaha ku Xigeenka Ururka ONLF Dr. Mohamed Ismaaciil Cumar oo ku sugan dalkaan Switzerland ayaa ka waraysanay Siyaasada Ururka ONLF ee dagaalka kula jira Dowlada Itoobiya. Dr.  Mohamed Ismaaciil ayaa kulamo la yeeshay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya iyo Soomaalida ku dhaqan dalkaan Switzerland isagoo kala hadlay halganka Ururka ONLF. Somaliswiss.com Somali Media in Switzerland.

Sawiro/Dhagayso: Banaanbaxa Maalinta Shaqaalaha iyo Wariye Yoonis Timo

Sawiro/Dhagayso: Banaanbaxa Maalinta Shaqaalaha iyo Wariye Yoonis Timo

         Wariye Yoonis Timo Maalinimadii Shalay ayaa si weyn loga xusay Maalinta Shaqaalaha Aduunka Magaalada Zurich ee dalkaan Switzerland, halkaas oo ay iskugu soo baxeen bulshooyinka ku dhaqan Zurich. Dad fara badan ayaa socod ku soo maray goobo ka tirsan Magaalada Zurich iyadoo amaanka si weyn u adkeeyay ciidamada booliska Gobolka Zurich. […]

Dhagayso: Mohamed Daahir Rooble oo ka tirsan Midowga USN

Dhagayso: Mohamed Daahir Rooble oo ka tirsan Midowga USN

Aqoonyahanka reer Jabuuti Maxamed Daahir Rooble ayaa ka waraysanay warar sheegaya in laga laabtay Waraaqihii Dhalashada muwaadinimada Jabuuti ka dib wareegto uu soo saaray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Mudane Maxamed Daahir Rooble oo lagu eedeeyay taageerada Mucaaradka Midoobay ee USN ayaa sheegay in mar danbe uu ku biiray Mucaaradka ka dib Cadaadis iyo jirdil ay […]

Dhagayso: Xasan Dheere oo loo doortay Afrika Diaspora Schweiz

Dhagayso: Xasan Dheere oo loo doortay Afrika Diaspora Schweiz

Mudane Xasan Ismaaciil Aw Aadan ( Xasan Dheere ) oo  Dhawaan loo doortay Gudoomiye ku xigeenka Afrika Diaspora Rat Schweiz ayaa Todobaadkaan ka waraysanay wax qabadka Jaaliyadaha Midoobay ee Afrikaanka. Xasan Dheere ayaa ka hadlay Muhiimada ay leedahay midowga Afrikaanka ku dhaqan dalkaan Switzerland iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qeybta ka ah Afrikaanka midoobay. Gudoomiyaha Ururka […]

Dhagayso: Waraysiga Fanaanada Layla Cali Nuur Laymuuna

Dhagayso: Waraysiga Fanaanada Layla Cali Nuur Laymuuna

Fanaanada caanka ah Layla Cali Nuura ( Laymuuna ) oo dagan dalkaan Switzerland Todobaadkaan Waraysi Dheer oo Taariikhdeeda Fanka ah siisay Warbaahinta Somaliswiss.com  Fanaanada Laymuuna ayaa ka hadashay Heesaheeda sida heesta Heesta Baydhabo, Indhahayga, Dhoof, Iyeeyoow, Alalaas, Tashi, Sabi Dhalaanoo iyo heeso kale oo badan kuwaas oo ay dhawaan soo saartay Fanaanadu. Layla Cali Nuur […]

Dhagayso: Waraysiga Sheekh C/raxmaan Saleebaan Bashiir

Dhagayso: Waraysiga Sheekh C/raxmaan Saleebaan Bashiir

Sheekh Caanka Ah ee reer Jabuuti Sheekh C/raxmaan Saleemaan ( Sheekh Bashiir )  ayaan ka waraysanay Siyaasada iyo Mowqifka Culimada reer Jabuuti isaga oo ku sugan dalka Canada. Sheekh Bashiir waxa uu sidoo kale ka hadlay Safaarada Jabuuti oo u diiday Passporkiisa oo uu doonayay in loo cusboonaysiiyo isagoo dhanka kale beeniyay war ka soo […]

Dhagayso: Waraysiga Todobaadka Mustaf Bashiir Goobdoon

Dhagayso: Waraysiga Todobaadka Mustaf Bashiir Goobdoon

Gudoomiyaha jaaliyada Somali swiss diaspora ahna Gudoomiyaha Haayada Swisskalmo  Mudane Mustaf Bashiir Goobdoon ayaa todobaadkaan ka waraysanay safar uu ku tagay Gudaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Dhuuso-Mareeb ee Gobolka Galgaduud. Goobdoon waxa uu sidoo kale ka hadlay Isku keenida Soomaalida ku dhaqan dalkaan Swirtzerland isagoo gabogabadii baaq u jeediyay Somalida Switzerland ka qeyb galka doorashooyinka […]

Page 1 of 41234