Archive by category Home

Shirkii wasiirro-arrimo dibadeedka IGAD oo ka furmay goor dhaw Muqdisho

Shirkii wasiirro-arrimo dibadeedka IGAD oo ka furmay goor dhaw Muqdisho

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa saakay daah furay shirkii wasiirro-arrimo dibadeedka urur gobolleedka IGAD oo si rasmi ah uga furmay hoteelka SYL ee ku dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Shirka ayaa la leeyahay wajigiisa hore waa mid dhax-mari doona wasiirada arrimaha dibadda IGAD, safiirrada caalamka u fadhiya Somalia iyo madaxda sare ee dowladda […]

Xisbiga Midigta Xiga SVP oo wada Olole ka dhan Ah Qaxootiga Muslimka

Xisbiga Midigta Xiga SVP oo wada Olole ka dhan Ah Qaxootiga Muslimka

Qaar ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Switzerland gaar ahaan Xisbiga midigta jira ee SVP ayaa wada olole looga horjeedo Magangalya doonka Muslimka Ah ee ka soo jeeda dalalka Ciraaq iyo Siiiriya. Xildhibaan Walter Wobmann oo ka tirsan Xisbiga SVP kana soojeeda Gobolka Solothurn oo si kooban ula hadlay Wargayska Blick ayaa sheegay in ay wadaan […]

Bankiga Dhexe ee Switzerland oo   faaiiday 37 Bilion Franks.

Bankiga Dhexe ee Switzerland oo faaiiday 37 Bilion Franks.

26 Kantoon uu ka koobanyahay Fadaraalka Switzerland ayaa si weyn u soo dhaweeyay ka dib markii Bankiga Dhexe ee Switzerland Maanta oo jimcaha uu shaaca ka qaaday in uu Faaiidays sanadkii 2014 Lacag gaaraysa 37 billion oo Franks. Bankiga Dhexe ee Switzerland ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in Lacagaha Faaiidada ay ka mid […]

Muun-gaab” Muqdisho 10-kii guriba qof ayaa mas’uul ka noqonaya

Muun-gaab” Muqdisho 10-kii guriba qof ayaa mas’uul ka noqonaya

Xassan Max’ed Xusseen Muu-gaab, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in sanadkaan 2015 Gobolka Banaadir uu ku yeesho albaab laga soo galo iyo albaab laga baxo. Duqa Muqdisho ayaa intaa ku darray in qorshahaasi ay dhaqan gelin doonaa Maalmaha so socda si loogu guuleysto qorshaha […]

Wasiir Beylle” awood iyo kartiba waan u leenahay qabashada shirka IGAD

Wasiir Beylle” awood iyo kartiba waan u leenahay qabashada shirka IGAD

C/raxmaan Ducalle Beylle, sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya ayaa sheegy in uu maalinta beri ah uu si rasmi ah u furmi doono shirka wasiirro-arrimo dibadeedka urur gobolleedka IGAD. Wasiirrka ayaa sheegay in tani ay calaamad u tahay in dhibaatooyinkii amni darada ee ka jiray Soomaaliya inuu soo gaba gaboobo, isla markaana haatan la […]

Dowlada Switzerland oo cambaareysay weerarkii ka dhacay Magaalada Paris

Dowlada Switzerland oo cambaareysay weerarkii ka dhacay Magaalada Paris

War Qoraal Ah oo ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada dalkaan Switzerland ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Shalay oo Arbaca Ahayd ka dhacay Magaalada paris ee Lagu weeraray wargayska Charlie Hebdos. Madaxweynaha Dalka Switzerland Simonetta Sommaruga ayaa ka tacsiyadaysay falkaas lagu weeraray Wargaysa ee dadka badan lagu laayay iyada oo tilmaanta sida ay uga xuntahay falka guracn […]

Puntland army captures strategic Al Shabaab camp

Puntland army captures strategic Al Shabaab camp

On Tuesday, the armed forces of Puntland State of Somalia captured the last camp of Al Shabaab which was strategically located at the mountainous area of Diin Digle (Galgala). Almost 60 people have been killed during a weeklong battle between Somali security forces and the al-Shabab Takfiri militants in the northeastern part of the country, […]

Hawlgallo dad lagu xiray xalay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Hawlgallo dad lagu xiray xalay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ciidamaa dowlada Soomaaliya ayaa xalay hawlgallo balaaran ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha ku yaal caasimadda dalka ee Muqdisho, degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho ayaa kamid ahayd goobaha xalay ay ka dhaceen hawlgallada ayadoo halkaasi lagu soo qab-qabtay dad kor u dhaafaya 100 qof. Dadka la qabtay ayaa gebi ahaan u badnaa dhallinyaro ayadoo […]

Madaxweyne Xassan Sheekh oo la kulmay xubno ka socda AU-da

Madaxweyne Xassan Sheekh oo la kulmay xubno ka socda AU-da

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha guddiga amniga iyo nabadgalyada Midowga Afrika, Ismail Chergui oo ay wehliyeen wakiilka AU-da ee arrimaha Somalia, danijre Maman S. Sidikou, Dr. El Ghasseim Wane, Jen. Jonathan Rono oo ah ku simaha taliyaha ciidamada lugta ee AMISOM iyo xubno kale oo Midowga Afrika […]

Sicirka iyo qiimaha Saliidda oo weli hoos u sii dhacaya

Sicirka iyo qiimaha Saliidda oo weli hoos u sii dhacaya

Qiimaha shidaalka ama saliidda ayaa weli hoos u sii dhacaya. Maanta oo Arbaca ah ayuu markii u horeysey gaarey halkii Birmiil qiime ka hooseeya $50 USD, tan iyo sanadkii 2009, markaas oo adduunka uu ka taagnaa hoos u dhaca dhaqaalaha kadib markii shirkaddo waaweyn oo ka dhisnaa dalka Maraykanku hal mar suuqa ka baxeen oo […]