Archive by category Home

Fanaanada Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo geeryootay 

Fanaanada Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo geeryootay 

Fanaanadii waynayd ee Soomaaliyeed Khadiija Cabdullaahi Dalays oo ka mid aheyd fanaaniinta Somaliyeed kuwooda ugu qiimaha badan ayaa ku geeryootay dalka Canada. Marwa Khadiijo Dalay oo fanka ku biirtay xiligii gobonima doonka waxa ay qaadi jirtay heeso wadani iyo kicin dadweeyne gumeeystihii waagaa ee taliyaaniga. Khadiijo Dalay ayaa sanadkii 1952 Heesa toos ah ka qaadi […]

Guddoomiye Taabid Oo Gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiye Taabid Oo Gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Guddoomiye Thaabit ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya Wasiiru Dowlaha madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Macalin Nuur,waxaana Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir […]

Dhagayso: Ignazio Cassis oo loo doortay Wasiir (Bundesrat) dalkaan Switzerland

Dhagayso: Ignazio Cassis oo loo doortay Wasiir (Bundesrat) dalkaan Switzerland

Arbaco, 20.09.2017  Baarlamanka Switzerland ayaa doortay Wasiir ama Bundesrat oo ah xubin sare oo ka mid noqnaya  Golaha Fulinta  dalkaan barkhanimadii Maanta oo Arbaca ah. Bundesratka cusub  Ignazio Cassis waxaa la tartamay 2 xubnood oo kale kana tirsan  isla Xisbigiisa  FDP iyagoo  ku kala baxay  codeeyntii labadaad , Ignazio Cassis  oo ku guulaystay waxa uu halay 125 cod  Pierre […]

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Waxaa lagu waramayaa in 2005 ilaa 2015 aad u kordheen lacagaha lagu bixiyo Caawinta bulkshada oo ahayd 1.7 billion uu hada gaaray  2.6 Billion. bulshada Ceeyrta ku noolka ah ayaa kordhay 11.8% iyagoo ahaa 237.000 halka uu iminka ay gaareen  266.000 sida lagu sheegay qoraaal ka soo baxay  SKOS Gobalada Ceytra xoogeeda qaatada waxaa ka mid ah sida […]

Dowladda oo La Wareegtay Qalabka Lagu haagi laahaa hawada

Dowladda oo La Wareegtay Qalabka Lagu haagi laahaa hawada

Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa la wareegtay qalabkii lagu hagi lahaa Hawada Soomaaliya. Munaasabad kooban oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee aadan Cadde waxaa qalabkaan  oo ay bixinaysay Hay’add laga leeyahay dalka Talyaaniga ku gudoomay Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Maxamed C/llaahi Oomaar iyon Maareeyaha Guud ee Hey’adda […]

Shaqaalaha Adduunkow Middowa W/Q  Dr Abdulkadir Ali Bolay

Shaqaalaha Adduunkow Middowa W/Q Dr Abdulkadir Ali Bolay

Ururka shaqaalaha soomaaliyeed waa urur fac weyn oo aan ku soo koobi Karin qoraal kani runtii waxaa la aasaasay bishii Maajo 1949kii xiligii gumeysiga runtii na wuxuu door weyn ka soo qaatay ilaalinta xaquuqada shaqaalaha soomnaaliyeed in kastoo xiligaasi ay dadweynaha soomaaliyeed ku jiraan gacan gumeysi. Muddo ka dib dhaqadhaaqa shaqaalaha ee loo yaqiinay Trade […]

Japan iyo Qaramada Midoobay oo Lacago ugu deeqaya Soomaaliya

Japan iyo Qaramada Midoobay oo Lacago ugu deeqaya Soomaaliya

Dowladda Japan iyo Hay’adda UNESCO oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Hidaha Iyo Dhaqanka ayaa ku heshiiyay in lacag dhan 1 Million oo dollar lagu bixiyo mushruuc lagu xirfadeynayo macalimiinta islamarkaana lagu taageerayo Nabadda Dalal ay ku jirto Soomaaliya. Heshiiskan ayaa si wadajirah waxaa u saxiiyay Safiirka Dowladda Japan u fadhiya Magaalada Adds Ababa ee Dalka […]

Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta  Ceelhuur ee Gobolka Mudug

Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Ceelhuur ee Gobolka Mudug

Kooxda Mayalka Adag Al Shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Ceelhuur ee degmada Hobyo  koofurta Gobolka Mudug. Qabsashada Deegaanka Ceelhuur ee Al Shabaab ayaa yimid ka dib markii dadkii deegaanka iska guuray xalay iyagoo u qaxay deegaanada ku teedsan Ceelhuur, Xinbarwaaqo iyo degmada Hobyo. Dhaqdhaqaayada Ciidan oo iska soo horjooda ayaa ka jira […]

Amisom iyo Al Shabaab oo ku dagaalamay gobolka  Shabeelaha Dhexe

Amisom iyo Al Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Shabeelaha Dhexe

Dagaalkaan oo u dhexeeyay xarakada Al Shabaab iyo Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ayaa waxa uu ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe. Al Shabaab ayaa barahooda Internetka ku sheegtay Masuuliyadda weerarkaasi ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaana ay sheegeen in ay Khasaaro ku gaarsiiyeen Ciidamada Burundi. Ma jiro wax war ah oo ay Ciidamada AMISOM […]

Fillon oo raali gelin ka dalbadey shacabka Faransiiska

Fillon oo raali gelin ka dalbadey shacabka Faransiiska

Ninka hoggaanka u hayey tartanka Madaxweynaha Faransiiska ee dhacaysa bisha Abril 2017 François Fillon ayaa sheegay in aysan jirin wax uu qarinaayo. Fillon ayaa lagu eedeeyey in uu shaqaaleysiiyey Xaaskiisa Pénélope Fillon markii uu ka tirsanaa Baarlamaanka Faransiiska. Xaaskiisa ayaa la sheegayaa in ay mushahar badan qaadaneysey iyada oo aysan jirin shaqo run ah oo […]