Archive by category Home

Wariyeyaal Maanta xukuno kala duwan lagu riday Muqdisho .

Wariyeyaal Maanta xukuno kala duwan lagu riday Muqdisho .

Abaariihii Koow iyo Tobankii Barqanimo ee maanta ayey aheyd markii ay Maxkamada Gobolka Banaadir ka Bilaabatay Dhageysiga Dacwada loo haysto Mulkilaha Idaacada Shabelle iyo 4 Wariye  Saddex kamid ah ay u shaqeeyaan Idaacadaha Shabelle iyo SKY-FM iyo Wariye ka tirsan Warbaahinta Risaala Ee Magaalada Muqdisho. Dhageysiga Dacwadaha ayaa qaatay mudo kabadan Afar Saacadood ,iyadoona Maxkamada […]

Wasiirkii hore Maaliyada Somaliland oo xil loo magacabaay iska casilay

Wasiirkii hore Maaliyada Somaliland oo xil loo magacabaay iska casilay

Wasiirkii hore ee Maaliyada maamulka Soomaliland, ayaa iska diiday inuu qabto xilka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Maamulka Soomaliland. Habeen hore ayaa isku shaandheyn uu sameeyay Madaxweynaha Soomaaliland, wuxuu xilkii Wasiirka Maaliyada ka qaaday C/casiis Maxamed Samaale oo uu u bedelay Wasaarada waxbarashada, balse Samaale ayaa iska diiday xilkaasi. Sababta diidmadiisa ayuu ku sifeeyay […]

Dowladda Federaalka iyo Somaliland oo Istanbul kuwada hadlaya

Dowladda Federaalka iyo Somaliland oo Istanbul kuwada hadlaya

Wafuud kala duwan oo ka kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo maanta uga furmayo wada hadalkii u dhaxeeyey labada dhinac ee soo socday. Dowladda Federaalka wadahadalka waxaa uga qayb galay wafdi uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, waxaana ku waheliya […]

Hollande oo ka carooday xildhibaano Faransiis ah oo booqday Siiriya

Hollande oo ka carooday xildhibaano Faransiis ah oo booqday Siiriya

Madaxweynaha France Francois Hollande ayaa si adag u qaadacay booqasho ay xildhibaano Faransiis ah ugu tageen Madaxweynaha Siiriya Bashaar Al Assad. Xildhibaanadan ayaa mid kamid ah wuxuu xubin ka yahay xisbiga Mr.Hollande. Madaxweyne Hollande ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xildhibaano dalkiisa kasoo jeeda ay booqasho ugu tagaan Kaliyii-Taliye xiligan xasuuqa ku […]

Wiil Soomaali Ah oo  ku biiray Kooxda Daacish.

Wiil Soomaali Ah oo ku biiray Kooxda Daacish.

Wiilkan Somaliga ah ee kamidka ah dadka reer Minnesota oo dhawaan lagu qabtay airport- kuyaala wadankaasi Mareykanka isagoo ugaga duuli raba dhanka wadanka Syria,ayaa qirtay in uu kubiiri rabay kooxda ISIL ee wadamada ciraaq iyo Syria. Cabdullahi Maxamuud Yuusuf oo 18 sano jir ah ayaa maxkamad degmo oo kutaala Minneapolis kahor qirtay in uu usafraye […]

Canada: Garsoore diiday inay dhageysato Muslimad Xijaaban!

Canada: Garsoore diiday inay dhageysato Muslimad Xijaaban!

Haweenay Garsoore ka ah maxkamada magaalada Montreal ee dalka Canada ayaa diiday inay dhageysato dacwada haweenay muslimad ah oo Xijaaban. Garsoore Eliana Marengo ayaa u sheegtay haweenayda Muslimada ah oo lagu magacaabo Rania El-Alloul: “….Maxkamada looma ogola in dadka ay lasoo galaan darees khaldan, tusaale ahaan looma ogola in dadka ay lasoo galaan Koofiyado ama […]

Maraykanka oo xukumay Khalid Al Fawwaz oo kamid ah Al Qacida

Maraykanka oo xukumay Khalid Al Fawwaz oo kamid ah Al Qacida

Xeer beegtada (jury) Maxkamada New York ayaa shalay soo saaray go’aankooda maxkamadeynta Khalid Al Fawwaz oo lagu eedeeyey inuu ka qeyb qaatay Qaraxyadii lala beegsaday safaaradaha Maraykanka ee Kenya iyo Tanzaniya 1998. Khalid Al Fawwaz oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Sucuudiga ayaa lagu qabtay dalka Ingiriiska sanadkii 1999 wuxuuna xabsiga ku jiray muddo 16 […]

Germany: Askari Muslim ah oo shaqadii laga eryay!

Germany: Askari Muslim ah oo shaqadii laga eryay!

Taliska ciidamada Germany ayaa shaqadii ka joojiyey Askari muslim ah oo lagu eedeeyey inuu yahay nin mayil adag! Askarigan oo ka shaqeenayey xarunta ciidamada cirka ee ku taal Nörvenich, ayaa kasoo shaqeenayey xaruntaasi tan iyo sanadkii 2009. Askarigan oo magaciisa aan la shaacin ayaa maxkamada la tiigsaday Wasaarada Difaaca oo uu ku eedeeyey inay si […]

John Jihadi ninka gawraca u qaabilsan ISIS oo la ogaadey qofkuu yahay

John Jihadi ninka gawraca u qaabilsan ISIS oo la ogaadey qofkuu yahay

Ninka wejiga qarsada, dharka madowna ku labista, isla amrkaana leh lahjadda dadka British-ka, kaas oo gawracey dhawr qof oo ISIS afduub u haysteen ayaa magiciisa saxda ah lagu sheegay Maxameed Emwazi, sida laga soo xiganayo warbixin dheer oo ay qortey wargeyska Washington Post. Washignton Post ayaa sheegtey in Emwazi uu ka dhashey qoys ladan, kuna […]

Shirkadda Gemalto oo qirtey in la jabsadey SIM-Card ay samayso

Shirkadda Gemalto oo qirtey in la jabsadey SIM-Card ay samayso

Shirkadda Gemalto oo ah tan ugu weyn shirkadaha adduunka ee sameeya Kaararka Teleefanada ee loo yaqaan SIM ayaa sheegtey in ay u badan tahay in sirdoonka Maraykanka iyo Midowga Boqortooyada (UK) ay jabsadeen nidaamkooda, si ay u basaasaan una dhegaystaan Balaayiin qof oo isticmaala teleefanada. Shirkadda Gemalto oo laga lee yahay dalka Holland xarumaheeda waaweyn […]