Archive by category Home

Raysulwasaare Kheeyre oo soo gaaray Zurich  Switzerland

Raysulwasaare Kheeyre oo soo gaaray Zurich Switzerland

Raysulwasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheryre  ayaa saaka aroorkii ka soo dagagay garoonka caalamiga ah ee magaalada Zurich ee dalkaan Switzerland. Safiirada Soomaaliya ee Switzerland qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn u soo dhaweeyay kuwaas oo u sii raacay goobta shirka magaalada Davos. Wasiirka Koowaad Xasan Cali Kheeyre ayaa […]

George Weah oo la filaayo in maanta loo dhaariyo madaxtinimadda  wadanka  Liberia.

George Weah oo la filaayo in maanta loo dhaariyo madaxtinimadda wadanka Liberia.

Ciyaaryahankii hore ee Xulka  kubadda cagta Liberia  George Weah ayaa maanta loo dhaarinayaa xilka madaxtinimada ee dalka Liberia kadib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaas ka dhacday. Mr. Weah ayaa u soo ciyaaray dhawr  kooxod oo caan ah sidoo kale waxa uuna noqday ciyaaryahankii ugu horeyey ee  afrikaan ah ee ku guuleystay abaalmarinta […]

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeelatay Ururka Ardayda Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeelatay Ururka Ardayda Qaranka

  Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay doorka ardayda ee Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa kulanka ku soo dhaweeyay ka qaybgalayaasha oo ka kala socday ku dhawaad 50 Jaamacadood oo […]

Taabit Cabdi oo loo doortay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Taabit Cabdi oo loo doortay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Warar dhawaan soo gaaray SomaliSwiss ayaa sheegay in Aqalka Dolwoada Hoose ee Gobolka Banaadir caawa lagu doortay gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Kulan ay yeeshaan Gudoomiyayaasha degmooyinka 17 degmo ee Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Golaha deegaaka degmooyinka gobolka Banaadir ay gudoomiye u doortay Taabit Cabdi Maxamed muda labo sano si KMG ah. Doorashadaan oo ay […]

Somaliswiss oo booqatay  xarunta kaalmeeynta Magangalya doonka ee Basel.

Somaliswiss oo booqatay xarunta kaalmeeynta Magangalya doonka ee Basel.

SomaliSwiss Media oo maanta booqatay qeybta  caawimaada Magangalya doonka ee ku taal gobolka Basel ee Switzerland. Goobtaan oo Soomaalidu u taqaan Maama Africa waxa ay si weyn u yimaada soo galootiga dalkaan Switzerland halkaas oo cuna bilaasha ah laga bixiyo iyadoo maalin walba oo Talaado ah dhar lagu taageero dadka jeeb yarta ah iyo kuwa […]

Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Guriceel

Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Guriceel

Wafdigani uu hoggaaminayo madaxweynaha  Jamhuuriyadda Soomaaliya Mafane Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa maanta gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.Waxaa ku soo dhaweeyey halkaasi mas’uuliyiinta maamulka,waxgarad iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada,iyadoo amaanka magaaladaasi siweyn loo adkeeyey. Madaxweynaah Soomaaliya waxaa ku wehliya safarkiisa madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed […]

[DAAWO] Madaxweyne Muuse Biixi iyo orodyahanka caanka ah ee Mo Farah

[DAAWO] Madaxweyne Muuse Biixi iyo orodyahanka caanka ah ee Mo Farah

Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Ordanyahanka caanka ah Maxamed Faarax oo la baxay loona yaqaan Mo Farah ayaa ku kulmay Ethopia halkaas oo ay maanta wax xoogaana Ordeen taas oo lagu sheegay dhiiri galin dhalinyarada ee Oradka. Hoos ka eeg Videoga.   SomaliSwiss.com Somaliswiss Media in Switzerland.  

Madaxweeyne Xaaf oo u aqoonsaday Cadaado Magaalada Ganacsiga Galmudug

Madaxweeyne Xaaf oo u aqoonsaday Cadaado Magaalada Ganacsiga Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Magaalada Cadaado u aqoonsaday Caasiamada ganacsiga ee Dowlada Goboleedka Galmudug. Magacaabista Magaalada Ganacsiga ee Galmudug ee Cadaado ayaa timid ka dib markii Bulshada Cadaado dood ka keeneen Heshiiska Xaaf iyo Alhlusuna. Magaalada Cadaado oo hore u ahay Caasimada Maamulkii Ximin iyo Xeeb hadana si KMG ah Maamulka […]

Wasiirka Amniga Ducaale oo maanta booqday degmada Balcad

Wasiirka Amniga Ducaale oo maanta booqday degmada Balcad

Wasiirka Amniga Gudaha Dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo ay wehlinayeen xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka iyo siyaasiyiin ayaa maanta socdaalka dhulka ah ku tegey degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Wafdiga Wasiirka Amniga ayaa waxaa soo dhoweeyay mas’uuliyiinta maamulka degmada Balcad oo uu horkacayo guddomiyaha mamulka degmada Balcad Qaasim Cali Nuur ( […]

Madaxweeyne Farmaajo oo lagu  Soo Dhoweeyay Cadaado

Madaxweeyne Farmaajo oo lagu Soo Dhoweeyay Cadaado

Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Kasoo Ambabaxay Koofurta  Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka ayaa waxaa uu socdaal dhulka ah kusoo maray magaalooyinka .Bandiiradleey Sadex Higlo Galinsoor iyo Balihigis  Waxa uuna Galabta Soo Gaaray Magaalada Cadaado Ee Xarunta Kumeel Gaarka Ah Ee Galmudug. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Cadaado loogu Sameeyay Soo dhawayn Heerkeedu Sareeyo Waxaana […]