Archive by category Home

Dhagayso: Xildhibaan Saciid Xeyd oo ka waraysanay Shirkii Davos ee Switzerland

Dhagayso: Xildhibaan Saciid Xeyd oo ka waraysanay Shirkii Davos ee Switzerland

Xildhibaaan Siciid Maxamed Maxamuud Xeyd oo ka mid ahaa Wafuudii Raysulwasaaare Xasan Cali Kheeyre ee ka qeyb galay Shirkii Caalamiga ah ee Dhaqaalaha ee oo ka dhacay Davos ayaan ka waraysananay muhiimada Shirkaas ee Soomaaliya. Mudane Saciid Xeyd waxa uu sheegay in Soomaaliya is badal dhaqan dhaqaale ay samays mudadii sanadka ahayd taas oo keentay […]

Madaxweynaha konfur galbeed oo dhagax dhigay wado laamiya

Madaxweynaha konfur galbeed oo dhagax dhigay wado laamiya

Madaxweynaha dawlada gobaleedka Koonfur Galbeed Somaliya  shariif xasan ayaa manta dhagax dhigay wado laamiya oo isku xiriirin doonta garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada koonfur galbeed. wadad ayaa waxa iska kaashanaya wasaarada maliyada ee koonfur galbdee iyo wasaarada maaliyada ee dawlada fedralka ee somaliya halkan hoose ka daawo

Dowlada Soomaaliya oo taageertay howgalka milateri ee Turkigu ka wado dalka siiriya

Dowlada Soomaaliya oo taageertay howgalka milateri ee Turkigu ka wado dalka siiriya

Dawlada fedralka ee somaliya ayaa markii ugu horaysay tageero buuxda u muujisay dowlada turky ga ka dib markii maalmihii la soo dhafay ay ciidamada turkiygu weeraro xaga cirkaa ku qadeen degaanada udhaxeya suuriya iyo turkiy  gaar ahaan gobolka Afrin oo ay kula dagalameen jabhada PYD/PKK iyo Daacish. wasiirka arimaha debeda iyo xiriirka calamiga  ee somaliya […]

Raysalwasaare Kheeyre oo la kulmay dhigiisa dalka Canada

Raysalwasaare Kheeyre oo la kulmay dhigiisa dalka Canada

Raysal wasaraha dawlada fedralka ee Soomaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la kulamay raysal wasaraha  dalka canada Justin Trudeau  kulankan oo ka dhacay magalada Davos ee dalka Switzerland oo uu ka socdo shirka looga hadalayo dhaqaalaha duunka. labada raysal wasare ayaa isku arkay munsibada casho sharaf ahayd oo loo sameyey madaxdii ka soo qayb gashay […]

Dhagayso: Madaxweyne Donald Trump oo soo gaaray Switzerland

Dhagayso: Madaxweyne Donald Trump oo soo gaaray Switzerland

Madaxweeynaha Maraykanka Donald Trump  ayaa maanta ka soo dagay Garoonka Caalamiga ah ee Zurich isagoo diyaarad ay u sii qaaday Magaalada Davos ee Gobolka Graubünden  ee dalkaan Switzerland. Mudane Donald Trump  oo soo dagay barqanimadii maanta waxa uu la socday diyaarada (Air Force One ) isagoo markii danbe sii raacay Helikopter Marine One taas oo geeysay […]

Dhagayso: Danjire Faaduma Insaaniya oo ka warantay Shirka Davos Switzerland

Dhagayso: Danjire Faaduma Insaaniya oo ka warantay Shirka Davos Switzerland

Safiirada Soomaaliya ee dalkaan Switzerland iyo Qaramada Midoobay Faaduma Insaaniya ayaa ka warbixisay Shirka dhaqaalaha Aduunka ee ka socda Magaalada Davos. Marwo Faaduma ayaa sharaxday kulamadii uu Raysulwasaare Xasan Cali Kheeyre la yeeshay Madaxdii kale ee Caalamka ee lagu marti qaaday Shirka Dhaqaalaha Aduunka iyo Kaalinta Soomaaliya ku leedahay Shirkaan. Raysulwasaare Kheeyre ayaa la kulmay […]

Raysulwasaaraha oo RW xigeenka Qatar kula kulamay Switzerland

Raysulwasaaraha oo RW xigeenka Qatar kula kulamay Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Switzerland ayaa wada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo Madaxda kas oo qeyb gashay shir looga hadlayo kobcinta Dhaqaalaha Aduunka kaas oo shalay ka furmarmay Davos. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kulan wax badan la’isdhaafsaday waxa uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka […]

Xaaf oo sheegay in la xaliyay Khilaafkii kala dhaxeeyay Dowlada

Xaaf oo sheegay in la xaliyay Khilaafkii kala dhaxeeyay Dowlada

Madaxweynaha maamulka galmudug Axmed Ducaale Geelle (xaaf) ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaliya  iyo Galmudug ee ka dhashay khilaafkii Wadamada Khaliijka Carabta. Xaaf ayaa sheegay in Emirate-ka Carabta uu u tagay In Dowladda dalkaas ay tababaro siiyo Ciidamadda Dowladd Goboleedka Galmudug si ay ula wareegaan amniga deegaanadda Maamulkaas. “Khaliijka sidii […]

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dekedda Hobyo

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dekedda Hobyo

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Dekedda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.Waxaana uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in dhismaha Dekeddaasi ay dardar gelin doonto Dowladda Federaalka Soomaaliya. Howlgalinta Dekedda magaalada Hobyo ayaa muhiim u ah ilaha dhaqaale ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo […]

Madaxweeyne Farmaajo oo gaaray Cadaado

Madaxweeyne Farmaajo oo gaaray Cadaado

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado,iyadoo Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, Xildhibaano siyaasiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay soo dhaweeyeen Madaxweynaha. Madaxweyne Farmaajo ayaa la qorsheynayaa in […]