Archive by category Home

General Indhocade oo dhaliilay Heshiiskii Garoowe

General Indhocade oo dhaliilay Heshiiskii Garoowe

Wasiir Dowlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Dowladdii KMG aheyd Generaal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo kamid ah Siyasiinta ka soo jeeda Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Cumar C/rashiid Cali Sharmaake aysan kala gooyn karin Gobolka Mudug. Generaal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa sheegay […]

Gudoomiyaha Ceelwaaq oo ku dhaawacmay Qarax Miino

Gudoomiyaha Ceelwaaq oo ku dhaawacmay Qarax Miino

Gelinkii dambe eee shalay waxaa qarax noocisu ahaa miino dhulka lagu aasay uu ka dhacay degamda Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, qaraxa ayaa sababay khasaare dhawac u badnaa. Miinada ayaa lagu soo waramayaa in lagu aasay goob galab walba uu fadhiisan jiray gudoomiyaha degmada Ceelwaaq ee Ibraahim Guuleed Aadan. Sida wararka ay heleyso Wacaal ay sheegayaan […]

8 Boolis oo lagu diley weerar ka dhacay dalka Hindiya

8 Boolis oo lagu diley weerar ka dhacay dalka Hindiya

Dabley hubeysan ayaa weerar gaadmo ah ku diley sideed kamid ah Booliska dalka Hindiya. Weerarka ayaa ka dhacay gobolka Nagaland ee ku yaalla Waqooyo-bari ee dalkaas, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay lix askari oo kale. Sida ay sheegayan wararka, dableyda ayaa rasaas ooda uga qaaday gaari ay wateen booliska oo xilliga u socday in ay […]

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Dalka K/Afrika.

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Dalka K/Afrika.

Kooxo burcad South African ah ayaa xalay deegana hoostaga Magaalada Cape Town waxa ay ku dileen Muwaadin Soomaali ah kadib markii ay ku weerareen Goobtiisa ganacsi. Goob joogayaal ayaa ku waramay in Koox burcad ah oo gaarayay ilaa sadax nin oo bistoolado ku hubeesnaa ay weerareen Goob ganacsi ay Soomaali laheed waxa ayna halkaasi ku […]

ISIS oo dishay 300 Yaziidiyin dalka Ciraaq

ISIS oo dishay 300 Yaziidiyin dalka Ciraaq

Dowladda Ciraaq ayaa sheegtay in ururka Daacish ay dileen ilaa 300 oo qof oo kasoo jeeda bulshada laga tiro badan yahay ee Yazidi kuwaas oo ay afduub u haysteen. Madaxweyne kuxigeenka Ciraaq Osama Al-Nujaifi ayaa warbaahinta u sheegay in dadkan lagu laayey magaalada Mosul oo ay ka taliyaan mintidiinta ISIS jimcihi lasoo dhaafay. Wuxuu si […]

Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqanaya Kenya

Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqanaya Kenya

Xogheyaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa la filaaya in maanta oo axad ah uu gaaro magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Booqashadiisa ayaa la filaaya in ay qaadato saddex maalmood, waxaana uu masuuliyinta sare ee dalka Kenya kala hadli doona labo qodob oo kala ah: Iskaashiga dhinaca amaanka Safarka Madaxweyne Obama uu ku […]

Dad lagu eedeeyay Shabaabnimo oo lagu qabtay Muqdisho

Dad lagu eedeeyay Shabaabnimo oo lagu qabtay Muqdisho

Ciidamada nabad sugida Soomaaliya oo kaashanaya kuwa nabad ilaalinta ah ee AMISOM ayaa xalay hawlgallo ballaaran ka sameeygay degmooyin dhowr ah oo ku yaal gobolka Banaadir. Tirro dad ah ayaa la sheegay in hawlgalka lagu soo qabtay, waxaana dadkaa looga shakiyay in ay xiriir la leeyhihiin ama ka mid yihiin dagaal-yahanada Al-Shabaab. Hawlaglka oo ahaa […]

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Garowe ee xarunta Puntland kaga soo qeyb galay shirkii labaad ee Madasha Wada tashiga ee madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada. Shirkaasi oo ay ka soo qeybgaleen madaxda Maamullada Puntland, Jubba iyo Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu […]

Saxiixayaashii Gobolada Dhexe oo Guddi Farsamo ku dhawaaqay

Saxiixayaashii Gobolada Dhexe oo Guddi Farsamo ku dhawaaqay

Labo ka mid ah saxiixayaashii Gobolada Dhexe ayaa goor dhow magaalada Cadaado uga dhawaaqay Guddiga farsamada maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud, kadib markii ay horay u sheegeen inay kala direen Guddigii Farsamada ahaa. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Guddoomiyaha Saddexda Gole ee Ahlusuna Sheekh Ibraahim Guureeye oo maalmo ka hor Cadaado […]

Kenya oo ka laabatay Go,aankii xiritaanka xerada Qaxootiga dhadhaab.

Kenya oo ka laabatay Go,aankii xiritaanka xerada Qaxootiga dhadhaab.

Kadib markii dowladda Kenya ay meel marisay dhismaha Jidaar wayn oo ay ka hirgalinayso xadka ay wadaagan Soomaaliya iyo Kenya iyo ku dhawaaqisteda in ay dib u soo celinayso qaxootiga Soomaalida ku nool Kenya ayaa waxa ay caro galisay beesha caalamka waxana ay u muuqata in ay khafiifisay mawqifkeeda ku aadanaa in ay xirto xerada […]