Archive by category Home

Maydadka Dad Tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Dalka Spain

Maydadka Dad Tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Dalka Spain

  20 Qof oo muhaajiniin Afrikaan ah ayaa ku dhintay xeebaha Dalka Spain ciidamada gurmadka deg deg ah ee dalka marooko ayaa soo saaray Meydadka,ka dib markii ay Dooni ay saarnaayeen kula degtay badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse u dhow Dalka marooko. Ciidamada booliska ee dalkaasi ayaa sheegay […]

Dhagayso: Qatro Shire oo ka waraysanay  Soomaalida Liechtenstein

Dhagayso: Qatro Shire oo ka waraysanay Soomaalida Liechtenstein

Marwo Qatro Shire Maxamed oo ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Vaduz ee dalka Liechtenstein ayaan ka waraysanay Nolosha Soomaalida ku dhaaqaan dalkaa. Qatro Shire waxa sidoo kale ka hadashay dalka Boqortooyada Liechtenstein oo ka mid ah dalalka ugu yar dunida kaas dalkaan Switzerland la wadaago lacagta Swiss CHF. Marwo Qatro ugu […]

Eng Yariisow oo la kulmay wefti ka socda dalka Shiinaha

Eng Yariisow oo la kulmay wefti ka socda dalka Shiinaha

Gudoomiyaha goblka banaadi ahna Duqda magaalada muqdisho C/rahmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow)  ayaa kulan la qaatay wefti balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha oo ay ka wada hadleen horumarinta  bilicda caasimada somaliya.  Eng Yariisow iyo waftiga shiinaha ayaa kulankood ku falanqeyey sidii shinuhu uga qayb qadan lahaa dedaalada loogu jiro dib usoo celinta  adeeg yada […]

Diyarad ku dhacday Duleedka Degmada Wanlaweyn ee gobalk shabeelaha hoose

Diyarad ku dhacday Duleedka Degmada Wanlaweyn ee gobalk shabeelaha hoose

Wararka laga helayo degmada  Wanlaweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa shegayaa in diyaarada nooca qaada xamuulka oo loo malaynayo inay ku sii jeeday Garoonka Diyaaradaha ee Balidoogle ay halkaasi ku dhacday. gudoomiye ku xigeenka gobalka shabeelaha hoose mudane C/fitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay inay heleen xogta sheegaysa inay diyaaradi ku dhacday inta u dhaxaysa degaanka […]

Siyaasiga Sanbaloolshe oo eedeeyay Dowlada Fadaraalka Soomaaliya

Siyaasiga Sanbaloolshe oo eedeeyay Dowlada Fadaraalka Soomaaliya

  Taliyihii Hore ee Ciidama Nabadsugida Dowlada Fadaraalka ah ee Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa eedeeyn balaaran u soo jeediyay Dowlada Fadaraalka ee Soomaaliya taas oo uu sheegay in ay ku lug laheed doorashadii Xildhibaan ee dhawaan looga adkaaday. Sanbaloolshe waxa uu sheegay in dowlada Fadaraalka Soomaaliya ay la safnaa dhidhac kale ee tartanka […]

Somaliland oo Dowalada Sooomaaliya kala hadashay in la bilaabo wada hadaladii

Somaliland oo Dowalada Sooomaaliya kala hadashay in la bilaabo wada hadaladii

wasiirka arimaha debeda somaliland mudane sacad cali shir oo warbahinta faahfaahin ka siinayey safar uu ugu maqnaa dalk debediisa . wuxuna ka hadlay waxyaabihii u soo qabsamay  wuxuna sheegay inuu kulan la qaatay wasiirka arimaha debeda ee dawlada fedralka ee somaliya mudane Ahmed Ciise Cawad kulanka oo ka qabsoomay magalada Adis abab ee casimada dalka […]

Dhagayso: Culimada Ahlu Suna Waljameeca ee Dalkaan Switzerland

Dhagayso: Culimada Ahlu Suna Waljameeca ee Dalkaan Switzerland

Imaamka iyo Khadiibka Masjidka Khulufaauraashidiin  Sheekh Axmed  Duuri ayaa Todobaadkaan ka waraysan Dhaqa Dhaqaaqa  waxbarashada diiniga ah oo ay ka wadaan Culimada Ahlu Suna Waljameeca dalkaan Switzerland Sheekh Axmed Duuri oo la hadlayay  Somaliswiss waxa uu sheegay  in muda 8 sanadood ah ku howlanaayaan Waxbarashada diiniga ah  iyaga oo dhan kale sameeyay Masaajidka Khulufaau Raashidiin  […]

Nuur Iidow Beyle oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Nuur Iidow Beyle oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Wararka dhawaan na soo gaaray ayaa sheegaya in Nuur Iidow Beyle loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ee Soomaaliya  doorasha ka dhacday Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle. Nuur IIdow Beyle oo loolan Adag kala kulmay Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa marki dambe ku guiulaystay 27 cod halka Sanbaloolshe uu halay 24 Cod Xubnihii doorashada ka […]

Madaxweeyne Farmaajo oo ka Khudbeeyay Shirka Midowga Afrika

Madaxweeyne Farmaajo oo ka Khudbeeyay Shirka Midowga Afrika

Madaxweeynaha Dowlada Fadaraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faraamjo ayaa Maanta ka khudbeeyaay Shirka Ururka Midowga Afrika ee ka socda Xaruntooda Maagaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Mudane Farmaajo ayaa ugu Horeen u Mahad Caliyay Madaxda Ururka Midowga Afrika ee ka qeyb galaya Shirka  isagoo bogaadiyay Hiigsiga Afrikaanka ee Sanadka 2063 kaas oo la sheegay […]

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xogaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xogaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dawladaa Fedralka ee Somaliya Mudane Maxamed C/lahi Farmajo ayaa Magalada Adis abab ee Casimada Dalka Itoobiya kulan ku la qatay  Xoghayaha Guud ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay Antio gutteres waxanay ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin xasiloonid dalka iyo sii xoojinta gargarka bilaa aadanimo ee ay Qaramada Midoobay ka wado Somaliya. […]