Archive by category Home

Madaxweynaha oo la kulmay Danjirayaasha Britain iyo Swedn

Madaxweynaha oo la kulmay Danjirayaasha Britain iyo Swedn

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si gooni gooni ah xafiiskiisa ugu qaabiley danjireyaasha Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mr Neil Wigan iyo Mikael Lindvall. Madaxweynaha ayaa danjiraha Britain kala hadley horumarka siyaasadeed ee dhowaan lagu talaabsadey, sida dhismaha guddiyada madaxa banaan ee Doorashooyinka, Xudduudaha iyo Federaalka, iyo weliba Adeegga Garsoorka, kuwaas oo […]

Diyaarad dagaal Morroco oo duqeenaysay Yemen oo la waayay

Diyaarad dagaal Morroco oo duqeenaysay Yemen oo la waayay

Diyaarad dagaal ay leedahay Morocco oo ka qeyb qaadaneysa ololaha dagaal ee uu Sacuudiga hogaamiyo ee ka socda Yemen ayaa la waayay Axadii shalay. Diyaaradan oo nooceeda ahaa F-16 ayaa ka qeyb qaadanayay duqeymo ka socday Yemen, iyadoo taageereysay howl galka Sacuudiga ka wado Yemen. War ka soo baxay Ciidamada cirka ee Morocco ayaa lagu […]

Boqor Salman oo ka baaqday shirka Khaliijka iyo Maraykanka

Boqor Salman oo ka baaqday shirka Khaliijka iyo Maraykanka

Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis bin Sacuud ayaa la sheegay inuusan ka qeyb geli doonin shirweynaha todobaadkan dalka Maraykanka uga furmayo wadamada Khaliijka iyo Xukuumada Maraykanka. Boqorka Sucuudiga ayaa la sheegay inuu shirkaasi u diri doono Dhaxal Sugaha Boqortooyada Maxamed Bin Nayef iyo wafdi balaaran oo ka socda boqortooyada. Boqor Salmaan ayaa la sheegay inuu […]

Cameron oo diiday Afti danbe oo loo qabto Scotland

Cameron oo diiday Afti danbe oo loo qabto Scotland

Raysalwwasaaraha UK ee dib loo soo doortay David Cameron ayaa sheegay inuusan qaban doonin afti danbe oo loo qaado in gobalka Scotland uu gooni isu taago. Cameron oo wareysi siiyey telefishinka Channel 4 News ayaa sheegay in aan loo baahneyn in dib loogu noqdo aftidii gooni isu taaga Scotland oo sanadkii hore la qabtay, taasi […]

Putin oo cambaareeyey Islaweynida Reer Galbeedka

Putin oo cambaareeyey Islaweynida Reer Galbeedka

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin oo Sabtidii shalay khudbad kasoo jeediyey xuska 70aad ee guushii dagaalkii 2aad ee Adduunka ayaa cambaareyn u diray hogaamiyayaasha reer Galbeedka oo iyagu sanadkan diiday inay kasoo qeyb galaan xuska ka dhacayey Moscow. Xuska dabaaldega Guushii Ruushka ka gaaray dagaalkii 2aad ee Adduunka ayaa sanadkan wuxuu ahaa kii ugu balaarnaa in […]

Wasiirka Gaadiidka badda Soomaaliya oo ka qeyb galay bandhig faneed lagu qabtay Ankara

Wasiirka Gaadiidka badda Soomaaliya oo ka qeyb galay bandhig faneed lagu qabtay Ankara

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Nuur Faarax Xersi ayaa ka qeybgaley bandhig faneed ka dhacay Magaalada Ankara ee Wadanka Turkiga, kaasi oo ay soo qababqabisey Hay’ad wadani ah oo laga leeyahay wadankaasi Kusimaha Safiirka ahna qusulka Safaarada Soomaaliya Mudane Xuseen ayaa sheegey in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu yahay […]

Qaramada Midoobey oo eedeysey duqeynta Sucuudiga ee Yemen

Qaramada Midoobey oo eedeysey duqeynta Sucuudiga ee Yemen

Weerarka cirka ee xuluafada Sucuudigu hoggaaminaayo ku qaadeen dalka Yemen waxay jebineysaa sharciga caalamiga ah, sidaas waxaa yiri Xiriiriyaha Arrimaha Bini’aadanimada ee Hay’adda Qaramada Midoobey  u qaabilsan Yemen. – In la garaao goobaha dadka dhacabka ah degen yihiin, iyada oo aan la kala soocin loona aabe yeelin waa mid jebineysa sharciga caalamiga ah ayaa lagu […]

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin booqanaya Hiiraan

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin booqanaya Hiiraan

Waxaa manta oo Sabti ah gaarey magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo waxgarad kale kuwaas oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan. Todobaadyadii u danbeeyeyw axaa magaalada Beledweyne ee xarunta Hiiraan ka socdey shirar ay lahaayeen beelaha gobolkaas wada degan, shirarka ayaa ahaa kuwo lagu nabadeynayo beelaha oo colaado badan ku dhexmareen gobolka […]

Mustaf Dhuxuloow oo qado Sharf u sameeyay Agoon

Mustaf Dhuxuloow oo qado Sharf u sameeyay Agoon

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa shalay qada sharaf u sameeyay Arday agoon ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho ah, iyadoo qada sharaftan ay ka qeyb galeen Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka iyo marti sharaf kale. Ardaydan agoonta oo galay fasaxa sanad dugsiyeedka ayaa wajiyadooda laga dheehan karay sida ay […]

Dowlada oo guulo dagaal ka sheegatay Gobolka Hiiraan

Dowlada oo guulo dagaal ka sheegatay Gobolka Hiiraan

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay guullo ka sheegtay dagaal ay la galeen dagaal-yahanada Al-Shabaab kaa oo ka dhacay duleedka degmada Buula-burde. Dagaalkan ayaa yimid kaddib markii ciidanka xoogga dalka ay weerar ku qaadeen deeganka Abooreey oo duleedka ka ah degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Inta la xaqiijiyaay 8 ruux ayaa ku geeriyootay dagaalka […]