Archive by category Home

Al-Shabaab oo weerar ku qaadey Ciidamo ka tirsan AMISOM

Al-Shabaab oo weerar ku qaadey Ciidamo ka tirsan AMISOM

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in shalay (Khamiis) dagaal ka bilodey meel ku dhaw Tuulada Jameeco oo laga xukumo degmada Buurhakaba dagaal aad u culus oo soo gaarey subaxnimadii Jimacada ayaana halkaas ka dhacay. Malayshiyaad ka tirsan al-Shabaab oo si xoogleh u hubeysan ayaa jidka u galay Kolonyo ciidamada Itoobiya ee ku socda […]

AMISOM oo sheegtay inay qaadayso Dulaan ka dhan ah Al shabaab

AMISOM oo sheegtay inay qaadayso Dulaan ka dhan ah Al shabaab

Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Maman Sidikou ayaa shaaciyay in AMISOM ay diyaarisay Qorsho Military oo Al shabaab looga saarayo Deegaanada ay ka joogaan dalka. Wuxuu sheegay in Ciidanka AMISOM loo dhamystiray Qalabkooda Military & Tasiilaadka kale ee ay u baahan doonaan intii socdo Dagaalka Qorshahiisa ay dejiyeen, kaasi oo la qaadi doono Todobaadyada soo socda.  […]

Qarax ka dhacay magaalo loo dalxiis tago oo ku taal dalka Masar

Qarax ka dhacay magaalo loo dalxiis tago oo ku taal dalka Masar

Booliska Masar ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar is qarxin ah ahaa oo lala eegtay magaaloo loo dalxiis tago oo lagu magacaabo Luxor. Wararka ayaa sheegaya in saddex ruux ay soo weeraren goob macbad ah, waxaana mid ka mid ah uu isku qarxiyay banaanka, halka labada kalena ay toogteen booliska Booliska ayaa sheegay in labada nin […]

Xoogaga Mucaaradka Siiriya oo saldhig Milteri ka qabsadey Xukuumadda

Xoogaga Mucaaradka Siiriya oo saldhig Milteri ka qabsadey Xukuumadda

Mucaradka hubeysan ee dalka Siiriya ayaa qabsadey saldhig Milteri oo weyn oo ay lahaayeen xukuumadda Bashaar al-Asad. Tan ayaa ah guuldarro weyn oo xoogaga jamhadaha ay u geysteen Xukuumadda Siiriya. Ciidamada Daacadda u ah Bashan Asad ayaa guuldarooyin badan la soo gudboonaadeen saddex-dii bilood ee u danbeysey. Jamahadda reer galbeedku taageero ee loo yaqaan Southern […]

Cudurka Mers oo dad hor leh ku diley Kuuriyada Koonfureed

Cudurka Mers oo dad hor leh ku diley Kuuriyada Koonfureed

Welwelka laga qabo cudurka Mers ayaa si weyn ugu xoogeystey dalka Kuuriyada Koonfureed kadib markii dadka u geeriyooday cudurkaas ay gaareen 9 qof tan iyo bishii hore ee Maajo. Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Park Geun-Hye ayaa dib u dhigtay booqasho uu ku tegi lahayd dalka Maraykanka, Dadka Kuuriyada Koonfureed ayaana loogu baaqey in ay guryahooda jogaan. […]

Kooxda G7 oo ku goodiyey cunno-qabateyn hor leh oo Ruushka la saaro

Kooxda G7 oo ku goodiyey cunno-qabateyn hor leh oo Ruushka la saaro

Garmisch-Partenkirchen: Shirkii Wadamada ku hormarey dhanka Wershadaha ee loogu yeero G7 ay ku yeesheen dalka Jarmalka todobaadkan ayey mar kale ka hadleen xasaradda ka taagan Ukraine iyo Ruushka, Waxaana ka soo baxay shirkoodi War murtiyeed garaya 21 bog. Kooxda G7 ayaa ku goodiyey in ay cunno qabatenyn horleh saarayaan Ruushka, haddii uu sii wado jebinta […]

Dowladda Federaalka oo soo bandhigtey magacyo ay qaati ka taagan tahay

Dowladda Federaalka oo soo bandhigtey magacyo ay qaati ka taagan tahay

War ka soo baxay Wasaraadda Amniga Soomaaliya ayaa lagu sheegey in Wasaaradda Amnigu ay ogaatey shakhsiyaad iyo hay’ado maxali ah oo ku shaqeysta burcadnimo, been abuur iyo xaalad abuur, kuwaas oo qaar kamid ah la qabtey kuwana lagu daba joogo, hoos ka akhri warka ka soo baxay Dowladda: War-Saxaafadeed Baaritaano ay Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya […]

Xisbiga AKP ee dalka Turkiga oo ku guuldareystay aqlabiyaddii Baarlamaanka

Xisbiga AKP ee dalka Turkiga oo ku guuldareystay aqlabiyaddii Baarlamaanka

Markii u horeysey muddo 13 sano ah ayaa xisbiga talada dalka Turkiga haya ee AKP waayey aqlabiyad uu keligiis ku soo dhiso Xukuumadda. Xisbiga dadka Kurdida ee HDP oo markii u horeysey ka qaybqaatey dooashada kadib heshiiskii ay wada galeen Xukumaddii Erdogan ayaa heley codad ka badan 13%, Waxaana ay markii u horeysey Xildhibaano ku […]

3, 400 oo Tahriibayaal ah ayaa laga soo badbaadiyey xeebaha Libya

3, 400 oo Tahriibayaal ah ayaa laga soo badbaadiyey xeebaha Libya

Dad ka badan 3,400 oo tahriib ku socdey ayaa laga badbaadiyey xeebaha dalka Libya, maalin gudaheed, taas oo ay ka qayb-qaateen ciidamada Badda ee Midowga Yurub. 24-tii saac ee la soo dhaafey ayaa hawlaglo ay qaadeen Maraakiibta dalalka UK, Talyaaniga, Ireland iyo Jarmalku ay ku soo badbaadiyeen kumaankunka qof, waxaana hawlgalkan ka qaybqaatey Shirkad si […]

China: 400 oo qof oo ku geeriyoodey shilkii webiga Yangtze

China: 400 oo qof oo ku geeriyoodey shilkii webiga Yangtze

In ka badan 400 oo qof ayaa ku geeriyoodey Markabkii ku degey Webiga Yangze ee bartamaha dalka Shiinaha. 450 qof ayaa Markabka la socdey markii duufaan ku kacdey oo markabka caloosha u wareejisey, malintii Isniinta ee la soo dhaafey, markabka aya ka ka yimid magalada Nanjing bariga Shiinaha isaga oo ku jeedey Chongqing. Keliya 14 […]