Archive by category Home

wasiirka Dastuurka ee somaliya oo ka warbixiyey shir ugu furmay magalada Baydhabo

wasiirka Dastuurka ee somaliya oo ka warbixiyey shir ugu furmay magalada Baydhabo

Wasiirka wasaarad dasturka ee dowlada fedralka ah ee somaliya cabdi xoosh jibril oo ku sugan magalada baydhabo ee xarunta maamulka konfur galbeed somaliya ayaa sheegay in Wasaaraddu ay dadaal dheer ay ugu jirto dhamaystirka Dastuurka qabyada ah ee Dalka somaliya, haddana ay ku howlan yihiin sidii Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolada Dalka ay kala […]

Raysal wasaare khayre oo xalay boqasho ku tegay Degmada Hilwaa ee gobalka banaadir

Raysal wasaare khayre oo xalay boqasho ku tegay Degmada Hilwaa ee gobalka banaadir

Wefti baladhan oo uu hogaaminayo raysal waraha dowlada fedralka ah ee somaliya mudane xasan cali khayre ayaa booqasho iyo kormeer ku tegay saqdii dhexe ee xalay Degmada Hilwaa ee gobalka banaadir kormeerkan oo aha mid ay ugu kuur gelayaan Amaanka degmada hilwaa. raysal wasaraha waxa kormeeka ku wehelinayey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho […]

Gudomiye ku xigenka golaha shacabka oo sheegay in mooshinka laga keenay Jawaari uu sharci yahay

Gudomiye ku xigenka golaha shacabka oo sheegay in mooshinka laga keenay Jawaari uu sharci yahay

Cabdi weli sheekh ibraahim muuday oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay  in mooshinka laga soo gudbiyey gudoomiyaha golaha shacabka yuu yahay mid sharci ah islamarkaasina uu dhaqan galay. Cabdi weli muuday ayaa sheegay in mooshinku uu sharci noqday markii uu qabtay,islamarkaasina uu saxeexay,wuxuna sheegay in uu isagu leeyahay sii wadida mooshinka iyo qaabka uu ushaqaynlahaa. […]

Midowga Afrika oo  sheegay inay maamul goboleedyada ka cawin doonan sugida Amniga

Midowga Afrika oo sheegay inay maamul goboleedyada ka cawin doonan sugida Amniga

Wakiilka gudoomiyaha midowga Afrika ee somaliya  Francisco Madeira ayaa maamul goboleedyada somaliya ugu baaqay inay kordhiyaan Dagaalka looga soo horjeedo Al shabaab. Francisco Madeira oo kulan la qaatay madaxweynaha mamulka Hirshabeele Mudane maxamed Cabdi Waare iyagoo ka wada hadlayey Qorshaha Xasilinta iyo Amniga iyo sidii ciidamada somaliya loogu wareejin laha amanka Dalka , ayaa sheegay […]

Duqii hore ee magalada Muqdisho oo maanta Dalka ka Dhoofay

Duqii hore ee magalada Muqdisho oo maanta Dalka ka Dhoofay

Gudoomiyihii hore Gobalka banaadir ahna duqii hore casimada somaliya ee muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxamed ayaa dalka ka dhoofay ka dib markii uu xilka ka qaaday madaxweyaha somaliya mudane maxamed Farmaajo. Gudomiyihii hore gobalka banaadir waxa Garoonka diyaaradaha ee magalad muqdisho ku sii sabootiyey masuuliyiin ka tirsan xukumada fedralka aha iyo qaar kamida bulshada rayidk […]

Shirka Amniga Qaranka oo si rasmi ah uga furmay magalada muqdisho

Shirka Amniga Qaranka oo si rasmi ah uga furmay magalada muqdisho

Madaxweynaha Dowlada fedralka ah ee somaliya Mudane Maxamed C/laahi  Farmaajo ayaa manta si rasmi ah u furay shirka golaha amniga Qaranka oo maalmihii udanbeyey la sugayey inuu furmo. kulankan oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxa shir gudoomina madaxweynaha somaliya mudane Farmaajo,waxana ka soo qayb galay dhamaanba madaxda maamul goboleedyada,raysal wasaraha somaliya Xasan […]

Maydadka Dad Tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Dalka Spain

Maydadka Dad Tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Dalka Spain

  20 Qof oo muhaajiniin Afrikaan ah ayaa ku dhintay xeebaha Dalka Spain ciidamada gurmadka deg deg ah ee dalka marooko ayaa soo saaray Meydadka,ka dib markii ay Dooni ay saarnaayeen kula degtay badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse u dhow Dalka marooko. Ciidamada booliska ee dalkaasi ayaa sheegay […]

Dhagayso: Qatro Shire oo ka waraysanay  Soomaalida Liechtenstein

Dhagayso: Qatro Shire oo ka waraysanay Soomaalida Liechtenstein

Marwo Qatro Shire Maxamed oo ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Vaduz ee dalka Liechtenstein ayaan ka waraysanay Nolosha Soomaalida ku dhaaqaan dalkaa. Qatro Shire waxa sidoo kale ka hadashay dalka Boqortooyada Liechtenstein oo ka mid ah dalalka ugu yar dunida kaas dalkaan Switzerland la wadaago lacagta Swiss CHF. Marwo Qatro ugu […]

Eng Yariisow oo la kulmay wefti ka socda dalka Shiinaha

Eng Yariisow oo la kulmay wefti ka socda dalka Shiinaha

Gudoomiyaha goblka banaadi ahna Duqda magaalada muqdisho C/rahmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow)  ayaa kulan la qaatay wefti balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha oo ay ka wada hadleen horumarinta  bilicda caasimada somaliya.  Eng Yariisow iyo waftiga shiinaha ayaa kulankood ku falanqeyey sidii shinuhu uga qayb qadan lahaa dedaalada loogu jiro dib usoo celinta  adeeg yada […]

Diyarad ku dhacday Duleedka Degmada Wanlaweyn ee gobalk shabeelaha hoose

Diyarad ku dhacday Duleedka Degmada Wanlaweyn ee gobalk shabeelaha hoose

Wararka laga helayo degmada  Wanlaweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa shegayaa in diyaarada nooca qaada xamuulka oo loo malaynayo inay ku sii jeeday Garoonka Diyaaradaha ee Balidoogle ay halkaasi ku dhacday. gudoomiye ku xigeenka gobalka shabeelaha hoose mudane C/fitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay inay heleen xogta sheegaysa inay diyaaradi ku dhacday inta u dhaxaysa degaanka […]