Archive by category Home

Maraykanka oo Tarxiilay Sarkaal Qatari ah iyo Xaaskiisa oo adoonsan jiray shaqaalahooda!

Maraykanka oo Tarxiilay Sarkaal Qatari ah iyo Xaaskiisa oo adoonsan jiray shaqaalahooda!

Maxkamada dalka Maraykanka ayaa amartay in dalka laga saaro sarkaal ka tirsan ciidamada Qatar oo kamid ahaa saraakiisha lagu tababarayo wadankaasi, kadib markii uu si xun ulla dhaqmay shaqaalaha guriga uga shaqeyn jiray. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Hassan al-Homoud oo ah 46 sano jir, ayaa u dhashay dalka Qatar. Xaaskiisa ayaa lagu magacaabaa Saynab al-Hosani […]

Cudurka ZIKA oo gaaray dalka Shiinaha

Cudurka ZIKA oo gaaray dalka Shiinaha

Nin u dhashay dalka China oo dhawaan booqasho ku tagay dalalka Latinka ayaa laga helay cudurka Zika. Ninkan oo la sheegay inuu yahay 34 sano jir ku nool magaalada Hong Kong ayaa dhawaan dib uga soo noqday safar uu ku tagay dalka Venezuela halkaasi oo la filayo inuu kasoo qaaday cudurkan ay faafiso kaneecada. Dowlada […]

Syria: Qarax xoogleh oo ka dhacay Dimishiq

Syria: Qarax xoogleh oo ka dhacay Dimishiq

Weerar bambaano oo Salaasadii shalay ka dhacay waqooyiga magaalada Dimishiq ee caasimada Siiriya ayey ku dhinteen ugu yaraan 10 ruux. Weerarkan ayaa lala beegsaday goob suuq ah isla markaana ku yaal xarun ay ku nastaan saraakiisha Booliiska, qaraxan ayaa ka dhacay xaafada Masaken Barza oo ah goob ay ku yaalaan xarumo badan ee dowlada Siiriya. […]

Koox Eritereyaan ah oo xabsi loogu xukumay geerida Soomaali tahriibayaal ahaa

Koox Eritereyaan ah oo xabsi loogu xukumay geerida Soomaali tahriibayaal ahaa

Lix qof oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Eritereya ayaa lagu xukumay xabsi sanado ah, kooxdan ayaa ahaa kuwii soo abaabulay doonidii bada ku degtay sanadkii 2013 oo ay ku dhinteen Soomaali iyo dad u dhashay Eritereya. Kooxda la xukumay ayaa lagu soo oogay inay iyagu sabab u ahaayeen musiibadii ay ku degtay Dooni ka […]

Dowladda oo sheegtey in ay gacanta ku hayso degmada Marka

Dowladda oo sheegtey in ay gacanta ku hayso degmada Marka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen. Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si wadajir ah saxaafadda uga warbixiyey wararkii u danbeeyey ee degmada Marka, kadib markii maamulkeeda uu laba jeer u kala wareegay Dowladda iyo al-Shabaab 24 saac ee u danbeeyey. Wasiir Diini ayaa sheegay in Ciidamadda Dawladda […]

Sweden: Kooxo cunsuriyiin ah oo bilaabay ugaarsiga Ajaanibta

Sweden: Kooxo cunsuriyiin ah oo bilaabay ugaarsiga Ajaanibta

Waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay kooxo cunsuriyiin ah weeraro la beegsadeen dadka soogalootiga ah oo ku sugnaa caasimada wadanka Sweden ee Stockholm. Kooxahan oo Jimcihii iyo Sabtidii lasoo dhaafay banaanbaxyo looga soo horjeedo qaxootiga ka dhigay qeybo kamid ah magaalada Stockholm ayaa la sheegay inay wadaan olole ka dhan ah dadka soogalootiga ah. […]

Ciidamada amaanka dad ay ku jiraan suxufiyiin  ku xiray Bujumbura

Ciidamada amaanka dad ay ku jiraan suxufiyiin ku xiray Bujumbura

Ciidamada amaanka ee dowlada Burundi ayaa xalay (Khamiis) hawlgalo ka sameeyey caasimada dalkaasi ee Bujumbura, waxayna sheegeen inay ku soo qabteen hub iyo dad la tuhunsan yahay oo ay ku jiraan labo suxufi oo ajnabi ah. Suxufiyiinta la xiray ayaa kasoo kala jeeda dalka France iyo UK, suxufiga Faransiiska ah ayaa u shaqeeya jariirada Le […]

Qaxooti ka badan 1200 oo ruux oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Talyaaniga

Qaxooti ka badan 1200 oo ruux oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Talyaaniga

Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa shalay ka soo badbaadiyay 1,271 ruux oo saarnaa dooman ka samaysan baco iyo alwaax kuwaasoo ka soo shiraacday xeebaha dalka Libya. Maraakiibta ciidamada badda ee dalka Talyaaniga iyo  markab ay leeyihiin ciidamada Milatariga dalka Slovenia ayaa ka qeybgalay howlgalkan lagu badbaadinayay dadkan soo galootiga ah. Howlgalo dadka soo galootiga ah […]