Archive by category Home

Maraykanka oo Sheegtay in 13 Daacish ah Ku Dileen Gobolka Bari

Maraykanka oo Sheegtay in 13 Daacish ah Ku Dileen Gobolka Bari

Taliska ciidamada Maraykanka ee Africom ayaa sheegay inay duqayn ay ka sameeyeen gobolka Bari ee Puntland ay ku dileen 13 qof oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Daacish. Talisku wuxuu sheegay in xogo sirdoon oo ay heleen ay u suurtagalisay inay bartilmaameedsadaan goobaha ay gabaadka ka dhigtaan kooxda Daacish, ku qarsadaan Hubka, ku tababaraan maleeshiyaadkooda. Warsaxafadeedka waxaa […]

70 qof oo Ku Dhintay Dooni ku Gadoontay Xeebta Tuniisiya

70 qof oo Ku Dhintay Dooni ku Gadoontay Xeebta Tuniisiya

Ugu yaraan 70 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyoodeen dooni siday Tahriibayaal oo ku gadoontay xeebta wadankaasi Tuuniisiya ee waqooyiga Qaarada Afrika. Wakaalada wararka Tunis ee Tunis Afrique Presse agency ayaa sheegtay in Kalluumaysato u dhashay degaanku ay soo badbaadiyeen 16 qof oo ka mid ah dadkii doonto la qalibantay. Mashaqadan ayaa ka […]

Madaxweyne Xaaf oo u Dhoofay Nairobi

Madaxweyne Xaaf oo u Dhoofay Nairobi

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha G.Maxamed Abshir kadib markii uu sheegay inuu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee ka socdey caasimadda Garoowe. Madaxweyne Xaaf waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagtooiyay Senator C/raxmaan iyo Senator Juurile oo labaduba ka tirsan aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo […]

Dhagayso: Wararka Todobaadka ee Somaliswiss

Dhagayso: Wararka Todobaadka ee Somaliswiss

Wararka Todobaadka ee Somaliswiss.com waxaan ku soo qaadanaynaa wararki ugu dambeeyay ee dalkaan Switzerland gaar ahaan wararkii Todobaadka iyo Waxyaabaha ku soo kordha bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan Switzerland. Barnaamijka Wararka Todobaadka waxaa soo jeedinaya Wariye Axmed Cabdi Tooyo . Somaliswiss.com

1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Somaliswiss.com ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Switzerland waxaa ay halkaan uga dirayaan Hambalyo iyo Bogaadin Maalinta Xoriyada 1 August ee dalkaan Switzerland.. Agaasimaha Guud ee Warbaahinta SomaliSwiss Axmed Cabdi Tooyo iyo Wariyoyaaasha oo isku duuban waxa ay bashbash iyo baraaro u rajeenayaan guud ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan […]

Ambassador Michel Keating  o manta booqasho ku imanaya magaalada hargeysa

Ambassador Michel Keating o manta booqasho ku imanaya magaalada hargeysa

Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ambassador Michel Keating  oo maalmihii ugu danbeyey safar ku joogay magaalada garoowe ee caasimada maamulka putland ayaa manta lagu wadaa inuu soogaadho magalada hargeysa ee casimada somaliland. wakiilka qaramada midoobay ayaa maalinkii shalay ahaa kulan la qaatay madaxweynaha maamulka putland waxanay ka wada hadaleen xaladaha dalka […]

Biyihii fatahada webiga shabeelle oo qaybo ka mida magalada beledweyne ka gudhay

Biyihii fatahada webiga shabeelle oo qaybo ka mida magalada beledweyne ka gudhay

  Wararka laga helayo magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan aya shegaya inqaybo ka mid ah xafadaha magaalada  oo ay samaysay fatahada webiga shabeele ay imika biyiihii ka gudheen. xafadaha qaar ayaa la arkayaa inay biyihii ka  yaradeen  isla markaasina  dadka degaanka ayaa bilaabay in ay dib ugu soo laabtaan guryahoodii oo ay dhawan ka barakaceen. […]

Madaxweynaha Jubaland oo dhaliilay dowlada dhexe, taageerayna dowlada Imaaraadka

Madaxweynaha Jubaland oo dhaliilay dowlada dhexe, taageerayna dowlada Imaaraadka

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa oo uu ku soo maray dalalka kenya,imaaradka iyo itoobiya ka dib dalka dib ugu soo laabatay. madaxweynaha jubaland ayaa ka hadalay xaladaha dalka somaliya khilaafka imaarka carabta iyo somaliya.wuxuna sheegay inay jubaland ahaan tageersan yihiin dowlada imaaradka carabta isagoo dowlada […]

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in 9 Askari ay kaga dhinteyn Qaraxii dhoobley

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in 9 Askari ay kaga dhinteyn Qaraxii dhoobley

Madaxweeynaha dalka Kenya Uhuru Kenyaatta oo  si faahfahsan uga hadalayey xalada somaliya iyo ciidamadood ku sugan ayaa sheegay inay  werarkii ay alshabab ku qaaday kolanyo ciidamada kenya ah oo marayey magaalada Dhooble ee gobolka Jubbada- Hoose. ay kagaga dhinteen 9 askari oo ka tirsan ciidamada kenya. madaxweynaha kenya bayaa tacsi u diray ehelkii iyo qarabadii ay […]

Ra’iisul wasaare kheyre oo kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka

Ra’iisul wasaare kheyre oo kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka

Mudane Xasan Cali Khayre  Ra’iisul wasaaraha Dowlada fedralka ah ee somaliya ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweyey gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen. Kulanka Ra`iisul Wasaare Kheyre iyo  Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Sheekh Muudeey iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mahad Cabdalla Cawad  […]