Archive by category English news

1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Somaliswiss.com ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Switzerland waxaa ay halkaan uga dirayaan Hambalyo iyo Bogaadin Maalinta Xoriyada 1 August ee dalkaan Switzerland.. Agaasimaha Guud ee Warbaahinta SomaliSwiss Axmed Cabdi Tooyo iyo Wariyoyaaasha oo isku duuban waxa ay bashbash iyo baraaro u rajeenayaan guud ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan […]

Dhagayso: Qatro Shire oo ka waraysanay  Soomaalida Liechtenstein

Dhagayso: Qatro Shire oo ka waraysanay Soomaalida Liechtenstein

Marwo Qatro Shire Maxamed oo ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Vaduz ee dalka Liechtenstein ayaan ka waraysanay Nolosha Soomaalida ku dhaaqaan dalkaa. Qatro Shire waxa sidoo kale ka hadashay dalka Boqortooyada Liechtenstein oo ka mid ah dalalka ugu yar dunida kaas dalkaan Switzerland la wadaago lacagta Swiss CHF. Marwo Qatro ugu […]

Dhagayso: Danjire Faaduma Insaaniya oo ka warantay Shirka Davos Switzerland

Dhagayso: Danjire Faaduma Insaaniya oo ka warantay Shirka Davos Switzerland

Safiirada Soomaaliya ee dalkaan Switzerland iyo Qaramada Midoobay Faaduma Insaaniya ayaa ka warbixisay Shirka dhaqaalaha Aduunka ee ka socda Magaalada Davos. Marwo Faaduma ayaa sharaxday kulamadii uu Raysulwasaare Xasan Cali Kheeyre la yeeshay Madaxdii kale ee Caalamka ee lagu marti qaaday Shirka Dhaqaalaha Aduunka iyo Kaalinta Soomaaliya ku leedahay Shirkaan. Raysulwasaare Kheeyre ayaa la kulmay […]

Somaliswiss oo booqatay  xarunta kaalmeeynta Magangalya doonka ee Basel.

Somaliswiss oo booqatay xarunta kaalmeeynta Magangalya doonka ee Basel.

SomaliSwiss Media oo maanta booqatay qeybta  caawimaada Magangalya doonka ee ku taal gobolka Basel ee Switzerland. Goobtaan oo Soomaalidu u taqaan Maama Africa waxa ay si weyn u yimaada soo galootiga dalkaan Switzerland halkaas oo cuna bilaasha ah laga bixiyo iyadoo maalin walba oo Talaado ah dhar lagu taageero dadka jeeb yarta ah iyo kuwa […]

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Waxaa lagu waramayaa in 2005 ilaa 2015 aad u kordheen lacagaha lagu bixiyo Caawinta bulkshada oo ahayd 1.7 billion uu hada gaaray  2.6 Billion. bulshada Ceeyrta ku noolka ah ayaa kordhay 11.8% iyagoo ahaa 237.000 halka uu iminka ay gaareen  266.000 sida lagu sheegay qoraaal ka soo baxay  SKOS Gobalada Ceytra xoogeeda qaatada waxaa ka mid ah sida […]

Sawiro: Xaflada Dheelmintii Nabiga NNK oo ka dhacay Zurich

Sawiro: Xaflada Dheelmintii Nabiga NNK oo ka dhacay Zurich

Isniin 18 Maay 2015: Culimada Ahlu Suna ayaa munaasabada balaaran oo ay ku xusayeen  habeenkii dheelminta nabigeena Muxamed NNKH  ku qabtay Magaalada Zurich ee dalkaan Switzerland. Munaasbada leylatul micraajka oo ay ka soo qeyb galeen dada weyne fara badan oo ka kala yimid guud ahaan magaalooyinka dalkaan Switzerland iyadoo qaar ka tirsan Culimada Ahlu suna […]

Dhagayso: Gudoomiye ku Xigeenka ONLF  Dr. Mohamed Ismaaciil

Dhagayso: Gudoomiye ku Xigeenka ONLF Dr. Mohamed Ismaaciil

Gudoomiyaha ku Xigeenka Ururka ONLF Dr. Mohamed Ismaaciil Cumar oo ku sugan dalkaan Switzerland ayaa ka waraysanay Siyaasada Ururka ONLF ee dagaalka kula jira Dowlada Itoobiya. Dr.  Mohamed Ismaaciil ayaa kulamo la yeeshay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya iyo Soomaalida ku dhaqan dalkaan Switzerland isagoo kala hadlay halganka Ururka ONLF. Somaliswiss.com Somali Media in Switzerland.

Sawiro/Dhagayso: Banaanbaxa Maalinta Shaqaalaha iyo Wariye Yoonis Timo

Sawiro/Dhagayso: Banaanbaxa Maalinta Shaqaalaha iyo Wariye Yoonis Timo

         Wariye Yoonis Timo Maalinimadii Shalay ayaa si weyn loga xusay Maalinta Shaqaalaha Aduunka Magaalada Zurich ee dalkaan Switzerland, halkaas oo ay iskugu soo baxeen bulshooyinka ku dhaqan Zurich. Dad fara badan ayaa socod ku soo maray goobo ka tirsan Magaalada Zurich iyadoo amaanka si weyn u adkeeyay ciidamada booliska Gobolka Zurich. […]

Dhagayso: Mohamed Daahir Rooble oo ka tirsan Midowga USN

Dhagayso: Mohamed Daahir Rooble oo ka tirsan Midowga USN

Aqoonyahanka reer Jabuuti Maxamed Daahir Rooble ayaa ka waraysanay warar sheegaya in laga laabtay Waraaqihii Dhalashada muwaadinimada Jabuuti ka dib wareegto uu soo saaray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Mudane Maxamed Daahir Rooble oo lagu eedeeyay taageerada Mucaaradka Midoobay ee USN ayaa sheegay in mar danbe uu ku biiray Mucaaradka ka dib Cadaadis iyo jirdil ay […]

Sawiro: Banaanbax weyn oo ka dhacay Bern Switzerland

Sawiro: Banaanbax weyn oo ka dhacay Bern Switzerland

Banaanbax balaaran oo ay ka qeyb galeen dad weyna fara badan oo  Soomaali, Afrikaan  iyo dad Swiss Ah ayaa Sabtidii ka dhacay Magaalada Caasimada Ah ee Bern ee dalkaan Switzerland. isku soo baxa ayaa lagu muujinayay sida looga xunyahay qaxootiga labadii todobaad ee la soo dhaafay ku dhamaaday Xeebaha Taliyaaniga iyo Liibiya.  Abaabulayaasha Banaanbaxa ayaa […]

Page 1 of 712345...Last »