Bulshada Boosaaso oo ku howlan badbaadinta dooni ku caariday Dekada

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari wax weli ka soconaya Dedalada lagu badbaadinayo Doon ganacsi oo u raran Dad somaliyeed oo maalmo ka hor  ku soo caariday Dekada magalada Bosaaso.

Doontan ayaa cilad ku timi awgeed waxa loo diiday inay ku xidhato dekada magalad bosaaso ka dibna waxay ku caariday meel ka baxsan  dekada waxanay weli sabaynaysaa biyaha bada. 

Hantidad Doontan saaran ayaa lagu qiyaasay 10-milyan oo Doolarka mareykanka ah ayaa waxa iska leh ganacsato somaliyeed.

Qaar kamida Dadka ku hawlan badbaadinta doonta  oo dhisaya doon macmal ah ayaa sheegay inay  rajo weyn ka qaban in la gaadho doonta beri ilaa maanta  lana soo badbaadiyo hantida saaran Doonta.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *