Biyihii fatahada webiga shabeelle oo qaybo ka mida magalada beledweyne ka gudhay

 

Wararka laga helayo magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan aya shegaya inqaybo ka mid ah xafadaha magaalada  oo ay samaysay fatahada webiga shabeele ay imika biyiihii ka gudheen.

xafadaha qaar ayaa la arkayaa inay biyihii ka  yaradeen  isla markaasina  dadka degaanka ayaa bilaabay in ay dib ugu soo laabtaan guryahoodii oo ay dhawan ka barakaceen.

balse dhinaca kale waxa jira   Cabsidda in Mar kale uu wabigu Fatahaad uu halkaasi ka sameeyo oo dhibato markale ay shacabka soo gaadho.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *