Barnaamijka Todobaadka Waraysiga Mustaf Bashiir Goobdoon

Gudoomiyaha jaaliyada Somaliswiss diaspora Mudane Mustaf Bashiir Goobdoon oo si dhaw ula socda Siyaasada iyo nolosha bulshooyinka shisheeye ee ku nool dalkaan Switzerland ayaa todobaadkaan ka waraysanay Sarifka Lacagaha Dollar,Euro, Franka iyo dhaqaalaha liicay ee reer yurub.

Mustaf Bashiir Goobdoon waxa uu sidoo kale ka hadlay safar sanadkii hore ee 2014 ay ku tageen Magaalada Caasimada ah ee muqdisho isaga iyo Xildhibaan Geri Müller oo ka tirsan Xisbiga Grünen kana soo jeeda Magaalada Baden ee Gobolka Aargau.

 

Somaliswiss.com

Somali Media in Switzerland

 

Comments

comments

2 thoughts on “Barnaamijka Todobaadka Waraysiga Mustaf Bashiir Goobdoon

  1. Pingback: Baaqa Jaaliyadda Switzerland ee Gobolada Dhexe | SomaliSwiss.com

  2. Pingback: Dhagayso: Waraysiga Todobaadka Mustaf Bashiir Goobdoon | SomaliSwiss Wararka Somaliswiss

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top