Ambassador Michel Keating o manta booqasho ku imanaya magaalada hargeysa

Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ambassador Michel Keating  oo maalmihii ugu danbeyey safar ku joogay magaalada garoowe ee caasimada maamulka putland ayaa manta lagu wadaa inuu soogaadho magalada hargeysa ee casimada somaliland.

wakiilka qaramada midoobay ayaa maalinkii shalay ahaa kulan la qaatay madaxweynaha maamulka putland waxanay ka wada hadaleen xaladaha dalka somaliya ee dhinacyada amniga iyo dib u eegista dastuurka iyo sidoo kale labada ciidan ee maamulada putland iyo somaliland oo isu hor fadhiya degmada tukeraq ee gobalka sool.

Ambassador Keating ayaa Soomaaliland kala soo hadli doono si lamid ah Puntland daminta Xiisadda ka taagan deegaanka Tukeraq ee Gobalka Sool oo ay wali isu hor fadhiyaan Ciidamada Soomaaliland iyo Puntland.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *