1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Somaliswiss.com ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Switzerland waxaa ay halkaan uga dirayaan Hambalyo iyo Bogaadin Maalinta Xoriyada 1 August ee dalkaan Switzerland..

Agaasimaha Guud ee Warbaahinta SomaliSwiss Axmed Cabdi Tooyo iyo Wariyoyaaasha oo isku duuban waxa ay bashbash iyo baraaro u rajeenayaan guud ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan Switzerland.

Munaasabada 1 August todobaadkaan waxaan Barnaamijkaana ku soo qaadan doonaan Taariikha Xoriyada ee dalkaan Switzerland.

Warbaahinta SomaliSwiss ayaa dardar galinaysa howlaheeda warbaahineed oo ay had iyo jeer ugu adeegaan  Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan dalkaan Switzerland.

Chefredakteur Somaliswiss.com

Ahmed Abdi Tooyo

info@somaliswiss.com

SomaliSwiss

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *